Hargeisi Waxay Heeshay Maayerkii horumarkeeda U Hor-seedi Lahaa sow maha ?

0
Tuesday August 26, 2014 - 20:56:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisi Waxay Heeshay Maayerkii horumarkeeda U Hor-seedi Lahaa sow maha ?

    Hargeisa(xogreebnews.com-Goor sheegtu waa shantii subaxnimo oo buuro ah,waxaa kasoo baxay mid ka mid ah masaajidaada caasimadda ku yaalla.waxaanan doorbiday inaan u foof-tago hor ilaahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Goor sheegtu waa shantii subaxnimo oo buuro ah,waxaa kasoo baxay mid ka mid ah masaajidaada caasimadda ku yaalla.waxaanan doorbiday inaan u foof-tago hor ilaahay.

Hargeisa(xogreebnews.com-Goor sheegtu waa shantii subaxnimo oo buuro ah,waxaa kasoo baxay mid ka mid ah masaajidaada caasimadda ku yaalla.waxaanan doorbiday inaan u foof-tago hor ilaahay, waxaan meel guriga aan ka degeney magaalada aan ka fogeyn ka raaca bas u socdaa magaalada hoose ee suuqa ah . Waxaa baskaas saaraa Haween da’ah badan-koodu waxaay ka sheekey-nayaan muuqaalkii ay lahaan jirtay magaaladan Hargeisa dhawr sanadood ka hor kuwaaso ay ku sifeeyeen mid aad u qariibnaa xagga wadooyinka iyo xagga nadaafaddaba . Waxaanay dhamaan-tood qireen inay golaha deegaanka caasimaddu hadda sammeeyen is-bedel la taaban karo oo leh mid wadooyinka ah iyo mid nadaafaddaba ah.

Hadaba mid ka mid ah hooyooyinka oo aan u qushuucay doodeeda ayaan damcay inaan wax ku dar-sado hadalka .waxaanan idhi ?hooyo maxaa isbedel ah ee u dhexeeye golahan deegaanka ah ee hadda jooga iyo kuwii hore waxaay iga jawaabtay sidaan>oo taasi hooyo adiiga ma daah-baa ka saran indhihii caafimaadka qabay way-arkayaan kuwoo cudurku as-qeeyeynaa lo sheegi mayo,waligay intaan joogay da”deydaa waxaan u maleynayaa konton iyo sided jir maanta ,maalin ay ka wanaagsan tahay caasimaddu garan mayo.xagga horumarka iyo xagga nadaafada haday noqon lahayd xagga wadooyinkaba

Hooyo shuun waxaan weydiiyey su”aal kale oo ahayd horumarkaas ma dhalinyarada ayaa wadaata ayaad u maleynaysaa waxaay igu jawaabtay?

Hooyo haayo dhalintu way ka daadal badan yihiin qolodii hore oo habeen iyo maalinbaa waxay u kacayaan danaha qaranka iyo dantoodaba waanay ka fir-fir-coon yihiin odayaashi hore. Waxaa kale oo ay dhalintu kaga duwan tahay odayaasha iyaagu waxaay rabbaan mustaq-bal fog iyo mid dhowbaa waxaana laga yaabba in maayerka hadda jooga uu leeyahay hammi ku wadaa inuu noqdo madaxweyne nimokaaso sabab u noqon karaa inuu caasimadda ka dhiggo mid leh hiig-si mustaqbal oo isaagana taariikhda u gashaa hadhowna ka dhiga maayer dalka soo maray oo guulo caasimaddu gaadhay hor-seeda waa libin aan lagu qab-san dooniin.

Sheekedan hooyooyinka waxaad ahayd mid aan ujeedo lahay balse waxay salka ku haysay horumar la taaban karo oo ay gaadheen masuuliyiinta dawladda hoose ee caasimadda Hargeisa.waxaana hubaal ah marka uu qofku gaadho horumarna u hor-seedo meesha uu joogo inay bulshada intaa samha jeceli u markhaati furto,dhowaan waxaa uu maayer Soltelko dayac tiir iyo dhiiri gelinba uu bulshada uu hor-seeda kadib markii ay biyo galeen xabaalaha Boqol jire,kuwaasso ah kuwo qadiimi ah waxaana maayerku balaan qaaday inuu dayac tiir ballaadhan ku sammeyn doono.

Tallaabad waxaa si weyn usoo dhoweeyey dad-weynaha islaamka ah eek u nool dalka waxaana u arrintaas maayer cabdi raxmaan maxamuud caydiid (soltelco )ku muteystay ammaan aad u badan taaso aan lahayn kala go”o .isku soo wadaa duubo golahan deegaanka caasimadda ayaa hadda uu muuqda kuwo sammeeyey horumar ballaadhan oo dhinacyo door ah leh.

Waa qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel.4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured