Madaxweynihii Kilaalka shanaad Ee Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Xabsiga Lo Taxaabay,Ciidama Oo Fadaraal Ah Oo la Wareegay jig-jiga

0
Tuesday August 26, 2014 - 20:07:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Kilaalka shanaad Ee Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Xabsiga Lo Taxaabay,Ciidama Oo Fadaraal Ah Oo la Wareegay jig-jiga

    Jig-jiga(xogreebnews.com-ilo wareedyo ku sugan jig-jgi ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey in galabta xabsiga lo txaabay madaxweihii dawlad deegaanka kilaalka shanaad ee fadaraalka itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jig-jiga(xogreebnews.com-ilo wareedyo ku sugan jig-jgi ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey in galabta xabsiga lo txaabay madaxweihii dawlad deegaanka kilaalka shanaad ee fadaraalka itoobiya.

Jig-jiga(xogreebnews.com-ilo wareedyo ku sugan jig-jgi ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey in galabta xabsiga lo txaabay madaxweihii dawlad deegaanka kilaalka shanaad ee fadaraalka itoobiya.

Wararka aanu helayno waxaay tibaaxeen in maal-mahan ba ay jib-jiga ku sugnaayeen ciidamo fadaraal ah kuwaaso ,sidaa xogguh tibaaxeen u joogay daminta khilaas baah-san oo soo kala dhex galay madaxweyne iley iyo sadex diisa ku xigeen.

Khilaaf ba”aan ayaa maal-mahanba dhex yaalay madaxweynaha iyo ku xigeenadiisa.kaaso salka ku hayeey kadib .markii uu damcay madaxweyne iley inuu wax ka bedelku sammeeyo gudiida fulinta oo ay ku wadaa jireen sadeexada ku xigeen.

Arrintani waxaay soo shac-baxda kadib markii ay soo dhwaatay doorashada madaxweyne nimo ee dawlad deeganka kilaalku

Xogreebnews.com-office Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured