KOOXDA NABAD DIIDKA AH EE KHAATUMO SEEG OO JAB IYO HOOG KALA CAROWDAY DAGAAL GAADMO AH OO AY KUSOO QAADEEN CIIDANKA QARAN-KA

0
Tuesday August 26, 2014 - 19:42:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KOOXDA NABAD DIIDKA AH EE KHAATUMO SEEG OO JAB IYO HOOG KALA CAROWDAY DAGAAL GAADMO AH OO AY KUSOO QAADEEN CIIDANKA QARAN-KA

    Saax-dheer(xogreebnews.com-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta abaaro labadii duhurnimo hawlgal ka fuliyey meel u dhaw deegaanka saax —dheer oo dhawaan lagu doortay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saax-dheer(xogreebnews.com-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta abaaro labadii duhurnimo hawlgal ka fuliyey meel u dhaw deegaanka saax —dheer oo dhawaan lagu doortay Saax-dheer(xogreebnews.com-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta abaaro labadii duhurnimo hawlgal ka fuliyey meel u dhaw deegaanka saax —dheer oo dhawaan lagu doortay dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh .Wararka halkaasi naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in dagaal halkaasi ku dhex maray ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxda khaatumo la baxday uu sababay khasaare kala duwanMid ka mid ah ciidanka qaranka oo khadka tilifoonka ugu waramay shabakada wararka ee XOGREEBNEWS.COM- ayaa sheegay in ciidanka qaranka uu ka dhintay hal askari ka dib markii dablayda khaatumo ay si gaadmo ah tacshiirad rasaas ah ciidanka ugu fureen ka dibna ay yaaceen , balse ciidanka qaranka ayaa kooxdaasi ka qabtay saddex ka mid ah oo wata hubkoodii . Askariga ka tirsan ciidanka qaranka ayaa intaasi ku daray in ciidanka qaranku ay ku sugan yihiin meel u dhaw deegaanka saax —dheer ee gobolka sool


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured