Xukumadda JABUUTI Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Goob Madaxweyne GEELE Ku Sugnaa

0
Tuesday August 26, 2014 - 19:27:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda JABUUTI Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Goob Madaxweyne GEELE Ku Sugnaa

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar Maalintii shalay ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Djibouti, kaas oo keenay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar Maalintii shalay ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Djibouti, kaas oo keenay Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar Maalintii shalay ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Djibouti, kaas oo keenay Khasaare Dhaawac u badan. madaxweyne GeeleWeerarkan oo Halkaas ka dhacay xilli madaweynaha Dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle safar kasoo guryo noqday Safar uu ku maqnaa, ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen laba kamid ah saraakiisha ciidanka Ilaalada Madaxtooyadu.War-saxaafadeed ay xalay soo saareen Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada dalka Djibouti ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu ka dambeeyey sarkaal ka tirsan ciidankoodu, isla-markaana ay ku dhaawacmeen Lab aka mid ah saraakiisha ciidanku oo uu ku jiro Dhakhtarkii Guud ee Ciidanka Madaxtooyada.War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xaallada la xakameeyey, isla-markaana gacanta lagu dhigay sarkaalkii rasaasta furay, waxana lagu xusay in xaaladda la baadhayo Haatan.Warsaxaafadeedka ayaan lagu sheegin sababta keentay in Askarigu rasaasta rido iyo cida uu ku bartilmaameedsanayay toona, hase ahaatee waxaa lagu xusay in baadhis lagu samaynayo sababta keentay in Askarigu rasaasta furo. Madaxweynaha Jabuuti oo safar kaga soo laabtay dalka Ethiopia ayaanay waxba ka soo gaadhin Rasaasta Garoonka ka dhacday oo aan ilaa hadda la ogayn cida lagu beegsanayay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured