Qurba-joogta Reer Awdal Ee Ottawa Oo Baaq Taageero U Diraya Oday-dhaqmeeyada Gobolada Galbeedka Somaliland

0
Tuesday August 26, 2014 - 08:36:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qurba-joogta Reer Awdal Ee Ottawa Oo Baaq Taageero U Diraya Oday-dhaqmeeyada Gobolada Galbeedka Somaliland

    Ottawa (xogreebnews.com- Hadaanu nahay Qurbe-joogta reer Awdal ee Ku nool Magaalada Ottawa, waxaan halkan ka cadaynaynaa in aanu la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh Oday-dhaqaeedyada Gobolada Awdal, Seley Iyo Gabiley, ee gartay inay mad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ottawa (xogreebnews.com- Hadaanu nahay Qurbe-joogta reer Awdal ee Ku nool Magaalada Ottawa, waxaan halkan ka cadaynaynaa in aanu la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh Oday-dhaqaeedyada Gobolada Awdal, Seley Iyo Gabiley, ee gartay inay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo kala hadlaan arrimaha Ottawa (xogreebnews.com- Hadaanu nahay Qurbe-joogta reer Awdal ee Ku nool Magaalada Ottawa, waxaan halkan ka cadaynaynaa in aanu la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh Oday-dhaqaeedyada Gobolada Awdal, Seley Iyo Gabiley, ee gartay inay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo kala hadlaan arrimaha khuseeya maseerka iyo aayaha bulshada Gobolada galbeedka Somaliland. Waxaanu aaminsan nahay in go’aankii caddaa ee ay Oday-dhaqmeedyadu miiska u saareen madaxweyne Siilaanyo uu ahaa mid aanu ku wada qanacsan nahay guddo iyo dabadba. Sidoo kale, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ku amaanaynaa garowshiyaha uu ka bixiyay dalabka ay Oday-dhaqameedyadu hor dhigeen.


Waxaan Rumaysan Nahay In la Gaadhay Wakhtigii Somaliland La Xalaalayn Lahaa, Lagana Gudbi Lahaa Eexda Iyo Qabyaalada Qaawan, Waxaa La Gaahay Wakhtigii Xisaabtanka Iyo Run Isku Sheega, Waxaa Soo Dhamaaday Khiyaaligii Iyo Isku Dul Noolaashihii.

Baaqan Taageerada Ah Waxaa Diraya Dadka kala Ah:

1) Chief Caaqil Xasan Daahir Xaddi
2) Xasan Cilmi Areeye
3) Dr. Maxamuud Sh. Xasan Taani
3) Cali Jaamac Cali (Cali Geele)
4) Xaaji Cumar Cabdi Cige
5) Jaamac Cismaan Geele
6) Xasan Ibraahin X Khayre
7) Daahir Ibraahin Qamaan
8) Cabdilaahi Fanax
9) Cabdikariin Xaaji Ibraahin
10) Prof. Maxamed Nuux Cali
11) C/kariin Xasan Mataan
12) Prof. Qaasin Daa’uud Qalinle
13) Garyaqaan Foosi Ibraahin Rijaal
14) Badri Xuseen Cadar
15) Ibraahin Xuseen Cismaan (Ibrahin Wiqiyo)
16) Maxamed Cabdi Cumar (Gadhweyne)
17) Xasan Yuusuf Wadaad
18) Muuse Cali Wacays
19) Xuseen Axmed Yuusuf
20) Yaasiin Axmed Cismaan (Yasin Juliyan)
21) Rashiid Cumar Diiriye (Cumar Madoobe)
22) Maxamuud Yuusuf Samatar
23) Geesh Qaasin X Daahir
24) Naasir Cismaan
25) Cabdibaasid fajac
26) Sharmaarke Adan
27) Rashiid Cumar Bile
28) Cabdiwahaab Cumar Bile
29) Cabdiraxmaan Cumar Cigaal
30) Cumar Jaamac Muxumed
31) Cismaan Yusuf Tallan
32) Garyaqan Mustafe Cabdi Xaaji
33) Maxamed Muuse (Burushinev)
34) Jibriil Muuse Nuur
35) Suleiman Aadan
36) Siciid Cabdi Xaaji
37) Barkhad Muuse Nuur
38) Eng. Maxamed Barkhad Axmed
39) Cabdikarin Daahir Bille
40) Axmed Faarax Lo’doon
41) Maxamed Cabd Xaaji
42) Cali Sheekh Muuse (Cali Daahir)
42) Cabdi Xaddi Coofle
43) Axmed Cige Caateeyo (Quuq)
44) Sakariye Cawaale Aw-cali
45) Yaasiin Maxamed Cabdalle
46) Maxamed Daahir Gadiid
47) Idiris Cilmi
48) Maxamuud Waaberi
49) Liibaan Maahir Geele
50) Cabdi Aadan Shiil
51) Maxamed Cabdi Xaaji
52) Cabdirisaaq Yuusuf Wayrax
53) Ibraahin Sheekh Xasan
54) Cabdikariin Sh C/raxmaan Cismaan
55) Jamaal Nuur Wacays
56) Barkhad axmed X Bahdoon
57) Maxamed Kamakame
58) Cabdicasiis Adan Geele
59) C/sabuur Sh Cali Jowhar
60) Ibraahi Cumar Cabdi
61) Cabdi Barkhad
62) Maxamed Xaashi Cabdilaahi
63) Cabdishakuur Maxamed Badar
64) Cabdiqani Maxamed Badar
65) Axmed Xaahi Cilmi
66) Idiris Badar Yoonis
67) Xasan Naxaned Colhaye
68) Cali Maxamed Colhaye (Cali Shiine)
69) Cabdi Daahir Cilmi
70) Cabdi Aadan (Cabdi Buur)
71) Xasaab Xuseen Miigane
71) Faadumo Yuusuf Wadaad
72) Nimco Adan (Nimco Xaali)
73) Caasha Aadan
74) Muna Cilmi Axmed
75) Cibaado Cilmi Diiriye
76) Faadumo Daahir Kaahin
77) Nimco Muuse Lo’doon
78) Cibaado Xuseen Axmed
79) Khadra Cabdi Cilmi
80) Sacaada Jibriil Jiilane
81) Cuwaada Jibriil Jiilane
82) Baado Maangeele
83) Aniisa Jibriil Jiilane
84) Nagaad Cabdi Khaliif
85) Farduusa Muuse Kaahiye
86) Nafiisa Maxamuud Cige
87) Khadra Cali Ibraahin
88) Rooda Cali Ibraahin
89) Layla Cali Ibraahin
90) Sahra Qaasin X Daahir
91) Ayaan Cali Barkhad (Cali Diig)
92) Xasna Jaamac Haddi
93) Siraad Yaasin
94) Sacaada Faarax Budhe
95) Asli Yuusuf Tallan
96) Sacaada Xuseen Sayre
97) Farxiya Cilmi Axmed
98) Aamina Nuur
99) Nuura Cabdi Muruud
100) Ilhaan Cabdilahi Axmed Good
101) Umalkhayr Xaamud



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured