Maxkamad Ku Sheega Qoyska Siilaanyo Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargeyska Hubaal Kadib Amar Kaga Yimid Beesha Caalamka

0
Tuesday August 26, 2014 - 08:32:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 776
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Sheega Qoyska Siilaanyo Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargeyska Hubaal Kadib Amar Kaga Yimid Beesha Caalamka

    Hargeisa(xogreebnews.com-Beesha Caalamka ayaa kala dooransiisey Siilaanyo in la joojiyo caawimada beesha caalamku siiso Maamulka Siilaanyo ama uu xayiraada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Beesha Caalamka ayaa kala dooransiisey Siilaanyo in la joojiyo caawimada beesha caalamku siiso Maamulka Siilaanyo ama uu xayiraada Hargeisa(xogreebnews.com-Beesha Caalamka ayaa kala dooransiisey Siilaanyo in la joojiyo caawimada beesha caalamku siiso Maamulka Siilaanyo ama uu xayiraada ka qaado wargeysyada Madaxabanaan ee Haatuf iyo Hubaal.
Beesha caalamka ayaa sheegtey in somaliland ay ka jirto jewi cadaadis iyo kelitalisnimo isla markaana la cabudhiyo saxaafada xorta ah lana xidxidho suxufiyiinta madaxabanaan,
beesha caalamka ayaa u aqoonsan Siilaanyo inuu yahay keligii taliyaha ku hadhay Geeska Afrika isla markaana ugu da’a weyn.
Sidaasi darteed Maamulka Siilaanyo ayaa xayiraadii ka qaaday wargeyska Hubaal cabsi uu ka qabo beesha caalamka awgeed,waxaase weli xayiran wargeyska Haatuf.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured