Wufuudi ka socotay Dowlada Somalia iyo kuwi ka socday IGAD oo kismaayo gadhay.

0
Monday August 25, 2014 - 19:20:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wufuudi ka socotay Dowlada Somalia iyo kuwi ka socday IGAD oo kismaayo gadhay.

    Kismaayo(xogreebnews.com-Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD gaar ahaan xafiiska qaabilsan arimaha Somalia oo uu horkacayo wakiilka IGAD Somalia Maxamed Cabdi Affey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com-Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD gaar ahaan xafiiska qaabilsan arimaha Somalia oo uu horkacayo wakiilka IGAD Somalia Maxamed Cabdi Affey Kismaayo(xogreebnews.com-Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD gaar ahaan xafiiska qaabilsan arimaha Somalia oo uu horkacayo wakiilka IGAD Somalia Maxamed Cabdi Affey ayaa goor dhawayd ka dagay magaalada Kismaayo. Wafdigan ayaa waxaa kamid ah General Gabre oo ah wakiilka Ethiopia ee IGAD. Labo wafdi oo culculus ayaa hada ku wada sugan madaxtooyada Kismaayo wuxuuna socdaalkoodu la xidhiidhaa dhameystirka heshiiskii Addis Ababa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured