Musuqii Abid Ugu Balaadhnaa Ee Uu Ku Kaco Masuul Haya Xil Qaran Waliba Ku Darsoo Masuulka Lagu Aaminay Xilkaa Qaran Waa Kii Lagu Tuhmayay Xafidaad Iyo Dhawrsanaan Waa Kuma?

0
Monday August 25, 2014 - 18:18:20 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuqii Abid Ugu Balaadhnaa Ee Uu Ku Kaco Masuul Haya Xil Qaran Waliba Ku Darsoo Masuulka Lagu Aaminay Xilkaa Qaran Waa Kii Lagu Tuhmayay Xafidaad Iyo Dhawrsanaan Waa Kuma?

    Aniga Oo Magacaygu Yahay Hasan Abdi Ahmed ( Cirsankayeedh) Kuna Nool Wadanka Jarmalka Waxaan Bulshawaynta Reer Somali Laan U soo Bandhigi Laha Qoraal Yar Oo Aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga Oo Magacaygu Yahay Hasan Abdi Ahmed ( Cirsankayeedh) Kuna Nool Wadanka Jarmalka Waxaan Bulshawaynta Reer Somali Laan U soo Bandhigi Laha Qoraal Yar Oo Aan Aniga Oo Magacaygu Yahay Hasan Abdi Ahmed ( Cirsankayeedh) Kuna Nool Wadanka Jarmalka Waxaan Bulshawaynta Reer Somali Laan U soo Bandhigi Laha Qoraal Yar Oo Aan Badnayn Xambaarsan Xaqaaiqa Dhabt Ah Kuna Saabsan Musuqii Abid Ugu Balaadhnaa Ee Uu Ku Kaco Masuul Haya Xil Umadeed Ama Qaran Waliba Ku Darsoo Masuulka Lagu Aaminay Xilkaa Qaran Waa Kii Lagu Tuhmayay Xafidaad Iyo Dhawrsanaan Waa Kuma Ninkaasi Waa Wasiirka Maaliyada Sheekh Cabdi Casiis Maxamed Samaale Waa Masuul U Badheedhay Tuugo Iyo Musuqmaasuq Nooc Kasta Oo Uu Yahay Mid Qalin Iyo Mid Hantiyeed Iyo Mid Af Ba (Laxawla Walaaa Quwa) Waa Masuulka Damiirkiisu Siiyay In Cashuurtii Laga Qaadayay Maatida Xabuubta Iyo Barandhada Kala Soo baxo Nolol Maalmoodkooda Inuu Musuqo Oo Waliba Musuqu Kala Daranee Kii Abid Ugu Xumaa Ayuu Sameeyay Marka Waxan Odhan Lahaa Malaa Mujaahid Ahmed Maxamed Siilaaanyo Oo Ah Nin Umada Iyo Qarankaba Jecel Inuu Wali Wadaadkii Ku Moodayo Sheekh Cabdi Casiisaw Laakiin Maanta Ayaan Cod Dheer Ku Leeyahay Ka Kac Madaxweyne Oo Tuugan Uga Hiili Maatida uu Ku Tumanayo

Hadaba Wasaarada Maaliyadu Waxay U Baahan tahay Gurmad Naf Iyo Maalba Leh Oo Dag Daga Cid Kasta Oo Dalka Joogtaana Way Ogtahay Kana Dharagsan Tahay Waxa Ka Socda Wasaaradii Maaliyada Oo Xaqiiqatan Ah Muraayadii Dalka Oo Hadii Ay Xumaatana Dalku Wuu Xumaanaya Haday Hagaagtana Dalku Wuu Hagaagayaa Oo Sheekh Cabdi Casiis laga Soo Gaadho. Hadaba Marka Hore Waa Wasiirkii Ugu Beenta Badnaa Uguna Tuugsanaa uguna Qabyaalada Badna ( Ha Is Odhan Cidi Kuma Arkaysee Afka Buuxso) Waxa Kuu Qoolan Oo Aad Heli Doontaa Daldalaad Aan Dacwo Lahayn Si Dhakhso Ah Waliba Hana Ogaado Inaan Sinaba Looga Hadhahayn Meel Kasta Oo Aad tagto Ama Jabuuti Baasaabooro ka Soo Samayso Ama Caruurtaada Dibadaha U Dir Waxaad Umadan Iyo Qarankana Ka Gashay Waa Lagula Xisaabtami Hadii Alle Idmo Waxa La Yidhi ( ABEESO DHUL U EEKI AYAY KUGU DISHAA ) Madaxweyne Wuxuu Kugu Khalday Wadaadnimo Aan Xawlal Mariidada U Dhaafsanayn Iyo Aayado Quraan Ah Oo Aanu Ku Camal Falin Waayo Hadii Uu Inuun Diin Garanaayo Wuxuu Samayn Lahaa Cadaalad Xaqiiqdii Umanuu Hunguroodeen Cashuurta Laga soo Qaado Maxasta Iyo Masaakiinta Hooyooyinka Ah Ee Maalin Oo Dhan Milicda Fadhiya . Manuu Qoreen Shaqaalaha Huwan Shaadhka Beelaysan Ee Gaadhaya 1200 Ee Qof Kuwaaso Dhamaantood Ah Jufadiisa hoose Kuwaaso haba Yaraatee Nidaam Sharci Aan Ku Iman Wasaarada maaliyada Kaaga Sii daranee Mabay Jirin Baahi Shaqaale oo loo Qabay Una Qabtay Wasaarada maaliyadu Cid Kasta Oo Damiir Lihina Wuu Ka Yaqyaqsoonaya Dulmiga , Tuugada , Munaafaqnimada , Cunsuriyada Iyo Calool Xumada Ku Jirta Ninkaas Sheekh Isku Sheega Ah Waayo Shaqaalaha Dawladu Waa Khayraadka Umadan Ka Dhexeeya Hadii Aan Si Cadaalad Ah Loo Maamulina Gacanta Layskula Tagayaa Oo Nabadaa Yar Ee Aynu ku Caano Maalnay Faraha Ayay Ka Baxaysaa Hadaba Bal Ila Eega Tuugada Marag Ma Doonta Ah Ee Ninkaas Samaale Ku Kacay…………………..Waxayno Soo Qaadanaynaa Odoroska Miisaaniyada Sanadka 2014 Sida Uu Wax U Madmadoobeeyay Una Musuqay ……..Wuxuu Sameeyay Khasnad Dhexe Oo Uu Ku Qoray Madax Xigaha 15A iyadoo Wasaarada Maaliyadu Xambaarsanayd Madax Xigaha 15 ……Miisaaniyadeeduna Tahay 49,000,000,000,Hadaba Khasnada Dhexe Ee Uu Samaystay Madax xigaheedana uu Ka Dhigay !5A Waxa Ay Miisaaniyadeedu Dhan Tahay 165,327,174,774 Hadaba Maxay Ku Kala Duwan Yihiin ? Waxay Ku Kala Duwan yihiin Mid Waa Kharashka Wasaarada Maaliyada (15) Waxaanay Leedahay Agaasime Guud Oo Saxeexa Kharash Bixintana Leh Iyo Maamulka Lacagta Oo U Soo Diyaariya .Khasnada Dhexe ( 15A) Waa Mid uu Isagu Samaystay Waxaanuu Galiyay Wixii Lacag Ah Ee Uu Isagu Danaynayay Ama Ay Lahaayeen Wasaaradaha Kale Si Loogu Xidhnaado
La Soco Qaybaha Kale
Yaxye Omar
yaxye983@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured