Baashe Morgan Wiilka Ina Siilaanyo Qaba Oo Ninka La Yidhaado Guulwade Maxamed Qabo U Magacaabaya Wasiirka Warfaafinta Si Uu U Burburiyo Midnimada Beesha Arab

0
Monday August 25, 2014 - 17:58:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baashe Morgan Wiilka Ina Siilaanyo Qaba Oo Ninka La Yidhaado Guulwade Maxamed Qabo U Magacaabaya Wasiirka Warfaafinta Si Uu U Burburiyo Midnimada Beesha Arab

    Baashe-Cawil-iyo-masuuliyiinta-xidhan-ee-wargeyska-HaatufWaxaa todobaadkan qasriga madaxtooyada isugu yimid xubnaha talada dalka gacan ku haya oo uu hogaaminayey Wiilka Siilaanyo Sodoga u yahay ee Baashe Cawil Xaaji Cumar(Morgan-2) kulan halkaasi ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baashe-Cawil-iyo-masuuliyiinta-xidhan-ee-wargeyska-HaatufWaxaa todobaadkan qasriga madaxtooyada isugu yimid xubnaha talada dalka gacan ku haya oo uu hogaaminayey Wiilka Siilaanyo Sodoga u yahay ee Baashe Cawil Xaaji Cumar(Morgan-2) kulan halkaasi ka dhacay Baashe-Cawil-iyo-masuuliyiinta-xidhan-ee-wargeyska-HaatufWaxaa todobaadkan qasriga madaxtooyada isugu yimid xubnaha talada dalka gacan ku haya oo uu hogaaminayey Wiilka Siilaanyo Sodoga u yahay ee Baashe Cawil Xaaji Cumar(Morgan-2) kulan halkaasi ka dhacay ayaa Baashe ka sheegay in loo baahan yahay isku shaandheyn iyo dawlad cusub oo Qoyska madaxtooyada u daacada. Baashe ayaa miiska keenay 12 wasiir oo cusub in isku-shaandheynta lagu daro waxaana ka mid ahaa ninka la yidhaahdo Maxamed Ibrahim Qabo oo Baashe u magacaabay Wasiirka Warfaafinta,wuxuuna Baashe saaxada siyaasada ka saarayy Wasiir Cukuuse.Markii arrinku halkaasi marayo ayaa Wasiir Xirsi-Gaab oo isagu kursiga ku ilaaliya Cukuuse ayaa Baashe ka codsaday in aan Cukuuse la eryin balse Baashe ayaa taasi ku gacansaydhay wuxuuna yidhi Ninkan Qabo waxaanu u keenay in beesha Arab oo ah beesha keliya ee mideysan uu burburiyo sida aanu beelaha kale u burburiney wuxuu intaasi Baashe ku daray Cukuuse waa ciyaala suuq beeshiisana karaamo kuma laha saxaafadana way kala dhinteen.Isku soo wada duubo waxaa la sugaaba waa Guulwade Maxamed Ibrahim Qabo oo wasiirka warfaafinta Baashe Morgan u magacaabo iyo Wasiir cukuuse oo daaqada ka baxa.

Somalilandcitizen
contact.somalilandcitizen@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured