Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.

0
Sunday August 24, 2014 - 20:17:05 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.

    Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.
waxaa saaka barqadii isku fara saaray xarunta warfaafinta ee Hargeysa wasiirka warfaafinta cabdillahi Cukuse iyo ninka la yidhaa QABO oo la filayo inuu xilka wasaarada la wareego sida ay qorayaan saxaafada HARGEYSA .haddaba QABO ayaa boqasho ugu yimi khadar cali gaas agaasimaha TVGa , cukuse ayaa ku arkay xafiiskiisa agtiisa oo ku yidhi iiga bax wasaarada waxaana halkaa ka bilaabamay buuq isu rogay gacan ka hadal aya kala jiiideen khadar iyo cali koodh. haddaba CUKUSE oo kaamabyn adag ku jiray ilaa todoobadkana ayaa la sheegay inuu quustay kadib markii uu ogaaday in QABO ay wataan qoyska madaxweynaha , halka isaguna uu u guulwadeeyo XIRSI, oo laftiisu in badan CUKUSE ilaaliyey lakiin immika ka daalay hab dhaqankiisa . haddaba labadan GUULWADE oo aan midna tageero ka heysan meelaha ay kasoo jeedaan ama sheegtaan ayaa immika madaxtooyadu rabtaa inay QABO bal tijaabiso isagoo kayara MUTACALISAN kana anshax wanaagsan CUKUSE .bal haddaba la arki doonee halka uu hardankan guulwadaysshu ku danbeeyo ee XIRSI iyo ay kala wataan MOORGAN ,iyadoo dadku la yaabanyahiin sababta XIRSI oo wadaad ihi uu CUKUSE rabo inuu meesha ugu hayo , QABONA la ogyahay in beeshiisu aad uga soo horjeedo madaxwynaha ayaa la filyaa inuu isgau rido go,aanka
cabdillahi Arabsiyo
arabsiyo69@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured