Fu’aad Aadan Cadde oo la soo xerogeliyey Burcona la keenay ka dib markii laga soo saaray Dhufaysku ku gorgortamaayey.

0
Sunday August 24, 2014 - 20:11:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fu’aad Aadan Cadde oo la soo xerogeliyey Burcona la keenay ka dib markii laga soo saaray Dhufaysku ku gorgortamaayey.

    Hargeisa-(xogreebnews.com-Xukumada Siilanayo ayaa xooga saartay ,kuna guulaysatey inay dib u soo lad-qabayso la Taliyaha Madaxweynaha Siilanyo ee gobolada Bari Fu’aad Aadan Cadde oo hore uga cadhoodey hab-dhaqanka Qasriga Madaxtooyada,maalmahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com-Xukumada Siilanayo ayaa xooga saartay ,kuna guulaysatey inay dib u soo lad-qabayso la Taliyaha Madaxweynaha Siilanyo ee gobolada Bari Fu’aad Aadan Cadde oo hore uga cadhoodey hab-dhaqanka Qasriga Madaxtooyada,maalmahan danbena Hargeisa-(xogreebnews.com-Xukumada Siilanayo ayaa xooga saartay ,kuna guulaysatey inay dib u soo lad-qabayso la Taliyaha Madaxweynaha Siilanyo ee gobolada Bari Fu’aad Aadan Cadde oo hore uga cadhoodey hab-dhaqanka Qasriga Madaxtooyada,maalmahan danbena saldhig ka samaystay degmada Xudun ee hayb ahaan uu ka soo jeedo halkaas oo uu warar kala duwan oo uu kula gorgoratamaayo xukumada Siilanyo warbaahinta siiyey.Fu’aad ayaa sida laga soo xigtay ama qaar ka mid ah siyaasiyiinta hoos ka tuurku ka dhexeeyo ugu goodiyey inaanu Puntland galayn,khaatumona tegayn,balse Somaliland-na jecel yahay,Ha yeeshee xukumada siilanyo nacay oo ka rajo go’auy maadaba aanay waxba ka weydiin degaanku ka soo jeedo.Fu’aad ayaa waxaa soo ladqabeeyay oo fariin iyo balanqaadyo lagu soo xero gelinaayo loo faray Wasiirka Caafimaadka Xagla toosiye oo keenay Burco oo uu hadda ku sugan yahay,halkaas oo laga yaabo inay Siilanyo ku kulmaan inkastoo xogo kalena sheegayaan in laga yaabo in Fu’aad iyo Xaglatoosiye isla Berriba berbera u soo baqoolaan halkaas oo siilanyo hadda ku sugan yahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured