Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis ugu caraabay maagalada Berbera.

0
Sunday August 24, 2014 - 19:45:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis ugu caraabay maagalada Berbera.

    Hargeysa(xogreebnews) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegann salaaddii casar u carraabay dhinaca Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegann salaaddii casar u carraabay dhinaca Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.
Hargeysa(xogreebnews) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegann salaaddii casar u carraabay dhinaca Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.
Majirto Xog dheeraad ah oo laga hayo Safarka madaxweynaha hasaeyeeshee wararka hordhaca ah ee laga helayo ayaa sheegaya in uu yahay mid shakhsi ah oo ay ku wehelinayso Marwada Koowaad Marwo Aamina Sh-Maxamuud Jirde (Aamina Weris).
Safarkan ayaa la filayaa in madaxweynuhu maalmo ku qaadan doono joogitaanka Berbera


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured