madaxweyne siilaanyo oo magacaabay gudoomiyaha xaysiimo xilli ay deegaankaas ka taagan yihiin duruufo iyo maamulo maqaar-saarka WAR-SAXAAFADEED

0
Sunday August 24, 2014 - 19:33:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo oo magacaabay gudoomiyaha xaysiimo xilli ay deegaankaas ka taagan yihiin duruufo iyo maamulo maqaar-saarka WAR-SAXAAFADEED

    Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay SL/M/XERM/249-2670/082014 ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.MADAXWEYNUHU:-Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyeyaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo;Markuu La Tashaday: Madaxda ay hawshani khusayso;Markuu Arkay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;Wuxuu go’aansaday In Mudane, Cabdirashiid Maxamed Axmed (Xiir), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured