WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA
anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA
anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka ingiriiska gaar ahaan magaaladda london waxaanan aad u soo dhawaynaa guusha wax ku oolka ah ee ka soo baxday shirkaas anagoo aad iyo aad ugu mahad celinayna cidkasta oo ka dambaysay hirgalinta shirka sidoo kale waxaanu aad iyo aad u soo dhwaynaynaa qodobadda muhiimka ah ee ka soo baxay shirkaas iyadoo aanu qodobka ugu muhiimsan ka xusi karno qodobka sheegaya in bisha august la qabto shirwaynaha beesha laguna qabto dalka gudihiisa wabilaahi tawfiiq Hafayeenka Beesha Arab Bari Leave a comment |
|
WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA
anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka