War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray– Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Shaqale–

0
Sunday August 24, 2014 - 19:12:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray– Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Shaqale–

    London(xogreebnews.om- Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.om- Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee
London(xogreebnews.om- Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee muadiniinta reer Lasqoray ee kaluumaysatada ah ee sida geesinimada leh ah ee ay u soo bandhigeen uguna soo gudbiyeen dawladooda.iyo sida anay waxba uga qaban waxaana aad uga naxay oo aad uga murugooday markii aan arkay cabashada dadka kaluumaysatada ah ee reer lasqory
oo ka cabanaya wasiirkoodi oo qalbkii loogu deeqay kaluumaysatada reer lasqory ee Somaliland uu ka iibiyey kalumaystayaal reer Puntland
taas oo ay waliba soo bandhigeen cadaymo ay ku cadaynayaan waxaan is waydiiyey malagu sheegi karaa waa wasiir Somaliland ah mise waa wasiir puntland ah mise waa nin ka mida maamulka puntland waxa halkaa ku cad in ay mudo usamreeyen balse ay adkaysan waayeen .waxaad hoos u eegtaa in wasiirku uu uu quudhi wayey deegankii uu ka soo jeday qalabkaa yar ee loogu deeqay si ay nolol maalmoodkoda ugula soo baxaan dhaafiyey .
Waxa taas ka sii daran in ila hada cid wax iska waydiisay aanay jirin walina wasiirki uu shaqaynayo.oo aan cabashada muwaadiniinta
reer somaliland ee reer lasqoray waxba laga qaban .waxaan canbarynaya Falkaas ah la dagaalanka shicibka danyarta ah ee ku dadaalaya in ay sameeyan
Nolol maal moodkooda.waxaan dhamaan shicibka reer somaliland kula talinayaa in ay ilaashadan Khayraadka Badahooda iyo kooda Barigaba ayna isgarabtagan kaluumaysatada reer laasqoray waxay ila tahay in sidaas ay wax ku hagagayaan
kagana daydaan sida muwaadinimada ah ee u soo badhigeen musuq maasuqa u ku kacay Wasiirka kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somalialnd .
Xoghayaha Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Bada ee xisbiga Ucid
Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale
Ucid Media Uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured