Wefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro.

0
Saturday August 23, 2014 - 19:38:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro.

    Weftiga Culus ee ka socdda akaademiyadda Nabad iyo Horumarinta ayaa waxa Hor kacaya Cilmi Baadhe sare Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ”Xarbi” Waxana ay cagta soo dhigi doonaan deegaano hoos yimaada gobolka sanaag Sida degmooyinka Maydh, Gudmo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weftiga Culus ee ka socdda akaademiyadda Nabad iyo Horumarinta ayaa waxa Hor kacaya Cilmi Baadhe sare Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ”Xarbi” Waxana ay cagta soo dhigi doonaan deegaano hoos yimaada gobolka sanaag Sida degmooyinka Maydh, Gudmo Biya Cas, Iyo weliba Gar’adag

maantaWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland ahna Kooxda Maqal Muqaalka ee Guur Guura “Mobile Audio Vitual Unit“ ayaa maanta kormeer shaqo kusoo gaadhay magaala madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files116-300x200.jpg

Weftiga ayaa kulamo goni gooni ah la yeeshay Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maayaradda Degmooyinka Ceerigaabo iyo Maydh oo dhamaantoodba uga xog warameen ujeedada socdaalkuu daaran yahay .

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files214-300x200.jpg

Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamud Cali Hayste Ramaax ayaa dhankiisa dareen farxadeed kusoo dhoweeyay kooxdan isagoona ku amaanay hawlaha ay xiligan gobolkooda ka qabanayaan isagoona balan qaaday ka maamul gobol ahaan inay la shaqayn doonaa.

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files316-300x200.jpg

Maayarka degmadda Ceerigaabo Ismaaciil Hajji Nuur Iyo maayarka degmadda Maydh Xuseen Cabdirahmaan Sh Siciid ayaa iyaguna dhankooda kooxda kusoo dhoweeyay gobolka Iyo degmooyinkoodaba.

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files410-300x200.jpg

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmadda Ceerigaabo oo iyaguna warbaahinta la hadlay ayaa amaanay doorka akaademiyadu ka qaadato horumarka dalka ka degmo ahaana ay ku soo dhoweynayaan.

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files510-300x200.jpg

Guuleed Ayaanle Ahmed oo ka tirsan Cilmi baadhayaasha Akademiyada Nabadda Iyo Horumarinta oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa Ka warbixiyay ujeedada socdaalkiisa.

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files75-300x200.jpg

“Xarunta akademiyadu waa xarun cilmi baadhiseed oo somaliland ka jirta kooxdayadana waxa la yidhaahda Kooxda maqal muqaalka ee guur guura waxa la aasaasay dhowaan waxana loo sameeyay Sidii ay isugu xidhi lahayeen deegaanadda Fog fog iyo magaalooyinka in badan waxa jira meelo badan oo aanay warbaahintu gaadhin markaa kooxda waxa loogu tala galay inay dhulkaas fariimaha kasoo qaado si ay magaalooyinka usoo gaadhsiiso hada waxanu joognaa magaalada ceerigaabo Safarkayguna wa mid aanu kusoo mari doono deegaano gobolkan Sanaag ka Tirsan” Ayuu yidhi Guleed Oo u hadlay Kooxdan Akaademiyada Ka Tirsan

Description: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files85-300x200.jpgDescription: C:UsersabdirahmanDesktopWefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro_  Somaliland Today_files67-300x200.jpg

Weftiga Culus ee ka socdda akaademiyadda Nabad iyo Horumarinta ayaa waxa Hor kacaya Cilmi Baadhe sare Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ”Xarbi” Waxana ay cagta soo dhigi doonaan deegaano hoos yimaada gobolka sanaag Sida degmooyinka Maydh, Gudmo Biya Cas, Iyo weliba Gar’adag.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured