MA DHABBA INUU,Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Codsaday In Golaha Wakiilada Loo Kordhiyo 5 Sano Oo Kale.

0
Saturday August 23, 2014 - 17:17:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MA DHABBA INUU,Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Codsaday In Golaha Wakiilada Loo Kordhiyo 5 Sano Oo Kale.

    "Hargeisa(xogrrebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) ayaa ka codsaday golaha guurtida somaliland in mudo 5 sano ah loo kordhiyo madaama aan la wada qaban karin laba doorasho oo dalka isku mar k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hargeisa(xogrrebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) ayaa ka codsaday golaha guurtida somaliland in mudo 5 sano ah loo kordhiyo madaama aan la wada qaban karin laba doorasho oo dalka isku mar ka dhacda". "Hargeisa(xogrrebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) ayaa ka codsaday golaha guurtida somaliland in mudo 5 sano ah loo kordhiyo madaama aan la wada qaban karin laba doorasho oo dalka isku mar ka dhacda".
Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani mudane cabdiraxmaan ciro ayaa sheegay in aanay suura gal noqon doonon laba doorasho oo isku mar la qabto inay wadkanka ka dhacdo madaama sanadka danbe ee inagu soo foodka lehi dhici doonto doorashadii madaxtooyada somaliland iyo golaha wakiilada oo isna wakhtigiisi gabaabsi yahay wax yarina ka hadhsan yihiin. SIDAA waxaa uu ku sheegay mar uu warAmaayeey qaarka mid ah warbaahinta,Hore ayaa golaha gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro loogu korfhiyay 5 sano oo dheeraad ah waxaanu hada naawilayaa in 5 sano oo kale qalinka loogu duugo si uu doorashada madaxtinimada ugu diyaar garoobo madaama uu yahay gudoomiyaha xisbiga wadani".

Ilaa hada lama oga inay arinkan ka soo yeedhay gudoomiyaha ee mudo kardhina ah golaha guurtida somaliland aqbali doonaan iyo xkumaduba??




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured