Ururka Xamaas Oo Qudha Ka Jaray Siddeed Iyo Toban Ruux Oo Lagu Sheegay Basaaasiin Ama Jaajuusyo U Addeega Dawlada Yuhuuda.

0
Friday August 22, 2014 - 20:42:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Xamaas Oo Qudha Ka Jaray Siddeed Iyo Toban Ruux Oo Lagu Sheegay Basaaasiin Ama Jaajuusyo U Addeega Dawlada Yuhuuda.

    Gaza:(xogreebnews.com-Ururka Xamaas ee dagaalka kula jiray dawlada Yuhuuda ayaa maanta jimcihii gudaha magaalada Gaza ku toogtay siddeed iyo toban ruux oo lagu sheegay in ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaza:(xogreebnews.com-Ururka Xamaas ee dagaalka kula jiray dawlada Yuhuuda ayaa maanta jimcihii gudaha magaalada Gaza ku toogtay siddeed iyo toban ruux oo lagu sheegay in ay Gaza:(xogreebnews.com-Ururka Xamaas ee dagaalka kula jiray dawlada Yuhuuda ayaa maanta jimcihii gudaha magaalada Gaza ku toogtay siddeed iyo toban ruux oo lagu sheegay in ay ahaayeen basaasiin xidhiidh la leh xukuumada Israa’iil.
Maalintii shalay waxay xukuumada Israa”iil gantaal ay soo riday ku dishay saddex sarakaal oo ka tirsanaa garabka milateriga ee ururka Xamaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured