Xisbi Mucaaradka UCID Oo Beeniyay Warar warbaahinta qaarkeed daabaceen,sheegayeynaa inuu khilaaf soo kala dhex-galay gudoomiyaha iyo mushaaraxa.

0
Thursday August 21, 2014 - 19:08:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbi Mucaaradka UCID Oo Beeniyay Warar warbaahinta qaarkeed daabaceen,sheegayeynaa inuu khilaaf soo kala dhex-galay gudoomiyaha iyo mushaaraxa.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa been iyo boro bogaando ku tilmaamay warar sheegayay in khilaaf ba’ani ka dhex qarxay hogaanka sare Ee Xisbigaasi Ucid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa been iyo boro bogaando ku tilmaamay warar sheegayay in khilaaf ba’ani ka dhex qarxay hogaanka sare Ee Xisbigaasi Ucid. Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa been iyo boro bogaando ku tilmaamay warar sheegayay in khilaaf ba’ani ka dhex qarxay hogaanka sare Ee Xisbigaasi Ucid. HALKA KA AKHRI WARSAXAFADEED UU SOO SAARAY XOG WAR FAAFINTA UCID, Waxaanu Si Cadho Leh U Beeninaynaa Warka Shabakada Oodweynenews Lagu Soo Daabacey Warkaas oo ahaa In Musharaxa Xisbiga UCID Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Uu Khilaaf Soo Kala Dhex Galey Warkaas Oo aan Sal iyo Raadtoona Laheyn Isla Markaana Gudoomiyaha Xisbiga iyo Musharaxuba Ay Saaka Labadooduba Hawl Maalmeedkoodii Shaqo ay Ka Gudanayeen Xarunta Guud Ee Xisbiga Ucid si Wada Jir ah Xisbiga UCID na Marnaba ka Hor Joogsan Mayso Dacaayadaha Raqiiiska Ah Ee Maalin Walba Laga Qorayo Shaqadooda iyo Hamigooda ah in Kursiga Talada Dalka Ugu Sareeya ay Ku Fadhiistaan Waxaanan Ugu Baaqeynaa Shabakadda Caalamiga Ah Ee Oodweyne News Ay Raali Galin Ka Bixiso Hadalkaa Been Abuurka Ah ee Mareegtooda Lagu Baahiyey Allaa Mahad Leh . XOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA UCID YUUSUF KAYSE ALL/AHI



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured