Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) Oo Beeniyey Warar Sheegayey Inay Wadaan Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Maayarka iyo M/Kuxigeenka Caasimada Hargeysa

0
Thursday August 21, 2014 - 18:59:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) Oo Beeniyey Warar Sheegayey Inay Wadaan Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Maayarka iyo M/Kuxigeenka Caasimada Hargeysa

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo ka mida Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa beeniyey warar sheegayey in isaga iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo ka mida Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa beeniyey warar sheegayey in isaga iyo Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo ka mida Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa beeniyey warar sheegayey in isaga iyo xubno ka mida Golahoodu ay wadaan Mooshin xilka lagaga xayuubinaayo Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada ,Warkan oo ay baahiyeen qaar kamida Shabakadaha Somaliland.
Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay warkaasi aan salka iyo raadka lahayn ee laga been abuuray isaga iyo xildhibaanada kale ee golahooda isagoo arimahaasi ka hadlaayana waxa uu yidhi” Waxan halkan ka sheegayaa inaanay waxba ka jirin wararka sheegaayey in aan wado mooshin xilka lagaga xayuubinaayo Maayarka iyo M/kuxigeenka caasimada ,warkaasi waa war been abuura oo cid aan danta ummadda wadini qortay waanan ka xumahay in warbaahintii ummadda wacyi-galinteeda laga sugaayey ay warar been abuura oo isku dhufasho ah qoraan”

Dhinaca kale Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) ayaa waxa uu madasha ka sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan warbaahintii warkan baahisay isagoo isla markaana usoo jeediyey bahda warbaahinta inay iska hubiyaan ka hor inta aanay baahin war xanafle oo bulshada wad-hirkeeda waxyeelaaya

xogreeb office Hareisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured