Madaxweynaha Puntland oo magacabay wasiiro la socda dib uhabaynta shaqada iyo shaqaalaha Puntland

0
Tuesday August 19, 2014 - 16:59:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo magacabay wasiiro la socda dib uhabaynta shaqada iyo shaqaalaha Puntland

    Garoowe(xogreebnews.com-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(xogreebnews.com-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland.

Gudigaan ayaa waxaa loo xilsaaray inay kormeeran lana socdaan Hanaanka dib u habaynta shaqada iyo shaqaalaha Dowladda Puntland, islamarkaana hubiyaan ka qayb qaadashada dhamaan Hay’addaha Dowladda Puntland.

Dhinaca kale Gudiga ayaa la faray inay bilaabaan dardarna geliyaan hawlaha loo xilsaaray.

Xafiiska Warfaafinta,Wacyigalinta,Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Hoos Ka Akhri Digreetada Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ku magacabay Gudigaasi.
madaxtooyo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured