Gudoomiye Xigeenka Waddani Oo Boob Hantiyeed Ku Tilmaamay Cashuuro Dayariiq Sharci Loo Marin Oo La Kordhiyay

0
Tuesday August 19, 2014 - 16:59:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xigeenka Waddani Oo Boob Hantiyeed Ku Tilmaamay Cashuuro Dayariiq Sharci Loo Marin Oo La Kordhiyay

    Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa Cashuuro lagu kordhiyay dadka isticmaala Madaarada dalka ku tilmaamay hanaan lagu boobayo hantida umadda Somaliland.waxa uu sheegay inaan cashuur aan dariiqa sharciga ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa Cashuuro lagu kordhiyay dadka isticmaala Madaarada dalka ku tilmaamay hanaan lagu boobayo hantida umadda Somaliland.waxa uu sheegay inaan cashuur aan dariiqa sharciga ah loo marini dadka in laga qaado khalad ku tahay.

Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seedayaa Cashuuro lagu kordhiyay dadka isticmaala Madaarada dalka ku tilmaamay hanaan lagu boobayo hantida umadda Somaliland.waxa uu sheegay inaan cashuur aan dariiqa sharciga ah loo marini dadka in laga qaado khalad ku tahay.

“Cashuur aanay soo diyaarin ama kordhin Wasaaradda Maaliyaddu oo aan Golaha Wakiillada ee Baarlamanka Somaliland laga ansixin waa wax xaaraan ah, waa wax baalmarsan sharciga dalka u yaal, cidda samaysaana waa cid boob iyo dhibaato ku haysa shacabka Somaliland,” Ayuu yidhi Axmed Muumin Seed.

Qayladhaan ayaa maalmahan ka soo yeedhaysa dadka Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo dhaliila, taasi oo ku aadan Cashuuro lagu kordhiyay Dadka adeegsada Madaarada, sida kuwa dhoofaya oo laga qaadayo 43 Dolar iyo dadka Baabuurtoodu galayso ama Meelaha Baabuurta la dhigto oo laga dhigay 2 dollar




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured