Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Danjire Nicholas Kay (Daawo Sawirada)

0
Tuesday August 19, 2014 - 16:53:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Danjire Nicholas Kay (Daawo Sawirada)

    Haargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Ambassador Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya dalkana soo gaashay shalay duhurnima

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Ambassador Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya dalkana soo gaashay shalay duhurnimadii. Haargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Ambassador Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya dalkana soo gaashay shalay duhurnimadii.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan,Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Dr Sacad Cali Shire iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali.

Kulankaasi ka dibna waxa halkaasi ka hadlay oo nuxurka kulanka saxaafada uga waramay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Ambassador Nickolas kay iyada oo saxaafaduna ay su’aalo halkaasi ku waydiiyeen.

#



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured