WAR CULUS:saddex caruurah oo ku geeriyooday dab qab-saday guriigooda oo ku yalla xaafadda cabbaaye.

0
Monday August 18, 2014 - 20:39:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CULUS:saddex caruurah oo ku geeriyooday dab qab-saday guriigooda oo ku yalla xaafadda cabbaaye.

    Hargeisa(xogreebnews.com-dab qabsaday maanta gelinkii hore guri ku yalla xaafada cabbaaye ee ku taalla caasimada somaliland ee Hargeisa ayaa saaka ku bas beelay,halkaaso ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-dab qabsaday maanta gelinkii hore guri ku yalla xaafada cabbaaye ee ku taalla caasimada somaliland ee Hargeisa ayaa saaka ku bas beelay,halkaaso ay Hargeisa(xogreebnews.com-dab qabsaday maanta gelinkii hore guri ku yalla xaafada cabbaaye ee ku taalla caasimada somaliland ee Hargeisa ayaa saaka ku bas beelay,halkaaso ay saacadda uu dabku qab-saday guriga ay ku jireen sadeex caruur ah oo ay sidaa wararku sheegen guriga kaaga sii tagtay
qaasaraha ballaadhan ee soo gaadhay xaafadda ayaa la sheegay inuu isaagu jiro mid nafeed iyo mid maalba maadaama oo ay caruurtii halkaas ku geeriyoodeen.
wixii kaso kordha waani idiinla socod siin doonna dhbkaas.
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured