Laba Dhalinyaro Ah Oo Xalay Isku Del-elay Xaafado Ka Mid Ah Hargeysa Iyo Duruufaha Adag Ee Nololeed Ee Ay Ku Daawanayso Xukuumadd Silanyo Oo Sabab U Noqonay.

3
Monday August 18, 2014 - 16:33:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Dhalinyaro Ah Oo Xalay Isku Del-elay Xaafado Ka Mid Ah Hargeysa Iyo Duruufaha Adag Ee Nololeed Ee Ay Ku Daawanayso Xukuumadd Silanyo Oo Sabab U Noqonay.

    Hargeysa(Xogreebnews)Waxa xalay saaka magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Waxa xalay saaka magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa Hargeysa(Xogreebnews)Waxa xalay saaka magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada HargeysaDhacdooyinkaasi oo ahaa in ay laba nin oo dhalinyaro ah ay isku dal-daleen xaafado ka mid ah magalada Hargeysa Gaar ahaan sheedaha IYo Siinay.

in kasta oo aan u jeedada ay isu dal daleen la garanahayn ayaa waxa ay Xogreebnews u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ahi in dadkani ay ahaayeen,dad marka hore caqligooda qabay balse ilaa hada aan la garanahayn u jeedada ay u isu daldaleen ee ay u soo afmeereen noloshoodii dibadda,balse dadwyanaha ayaa arrintan ku macneeyay niyad jabka iyo shaqo la`aanta ku habsatay dhalinyaradii somaliland oo quus iyo rajo beel ka qaaday in xukuumadda silanyo hogaamiyo ee ka soo jeeda xisbiga kulmiye wax ka fardaamiso sidii shaqo abuuris iyo jihayn loogu samayn lahaa dhalinta dalka,halka habeen walba fanaaniin iyo qurba joog lagu qarash gareeyo kumanaan kun oo Dollar,oo lagu qaab ka ciyaaro Hudheelada Hargeysa.

Office Hargeisa


Xogreebnews
By Zeki Adem Zuxufi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured