War-Dag-Deg Ah:Shil Gaadhi Oo Maanta Ka Dhacay Agagaarka Xerada Taraafikada Ee Xaafada New Hargeysa

0
Monday August 18, 2014 - 16:22:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-Dag-Deg Ah:Shil Gaadhi Oo Maanta Ka Dhacay Agagaarka Xerada Taraafikada Ee Xaafada New Hargeysa

    Haggeisa(Xogreebnews) Hal qof ayaa ku dhaawacmey shil gaadhi oo maanta ka dhacay agagaarka Xerada Taraafikada ee gaar ahaan halka ay iska jaraa'aan wadada ka timaada Barbera iyo wadada Waran cade ee Kala baydhka ee Xaafada New Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haggeisa(Xogreebnews) Hal qof ayaa ku dhaawacmey shil gaadhi oo maanta ka dhacay agagaarka Xerada Taraafikada ee gaar ahaan halka ay iska jaraa'aan wadada ka timaada Barbera iyo wadada Waran cade ee Kala baydhka ee Xaafada New Hargeysa.

Hargeisa(Xogreebnews) Hal qof ayaa ku dhaawacmey shil gaadhi oo maanta ka dhacay agagaarka Xerada Taraafikada ee gaar ahaan halka ay iska jaraa'aan wadada ka timaada Barbera iyo wadada Waran cade ee Kala baydhka ee Xaafada New Hargeysa.

Gaadhigan oo noociisu ahaa gawaadhiga loo yaqaano Waaraadka(Shampoo) oo ah kuwa qaada dhuxusha,ayaa wariye ka tirsan Mareegta ramaasnews oo halka shilkaasi ka dhacay tagey ay dadkii goob joogayaasha ahaa u xaqiijiyeen in gaadhigan oo ka yimi dhinaca wadada Barbera dhacay isaga oo u leexanaya wadada Waran Cadde,waxaana ay intaasi ku dareen in markii uu dhacay gaadhigu sagbad dheer oo halkaasi ka taagnayd oo ah kuwa laydhka uu gaadhigii ku dul dhacay,waxaana halkaas dhaawac dhinac lugta ah uu halkaasi ka soo gaadhey inankii gaadhiga Kirishboyga u ahaa.

dhanka kale waxaa markii dhaawacii Inanka loola cararay dhinaca Cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa,iyada oo halkaasi hada lagu daweynaayo.

By Zeki Adem Zuxufi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured