Daawo xogreeb Tv : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014–

0
Sunday August 17, 2014 - 19:11:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014–

    Hargaysa (xogreebnews.com-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo uguhoreynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo uguhoreynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka Hargaysa (xogreebnews.com-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo uguhoreynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka
dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay
diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka
Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen .
Dhanka kalena Sida Laga War-qao sanad kasta oo xaflad qaran la

qabanayo waxa dawladu u qorshaysaa kharash hawleed xafladaa loogu
talo-galo sanadka xuskii xaflada june ayaa madaxtooyada somaliland
waxa lagu qabtay xaflad aad u qurxbadan xafladaa waxa ka heesayay
sadex kooxood oo fanaaniin ah waxaanay kala ahaayeen
01- fanaaniinta Qaranka
02 fanaaniinta qurba jooga ah- waxaana ka mid ahaa cadi qaboojiya,
halwad, naasir cunjuf oo Madax-waynaha ay isku jilib hoose sadexdaba
yihiin isla markaana dibada laga soo casuumay oo ay ku baxday lacag
dhan 150,000 boqol iyo konton kun oo dollar ,Waxaa Kale oo xafladaa joogay Kooxda Xidigaha geeska oo si wayn
heesahooda Loola dhacay madaxwaynuhuna u mahad Celiyay-
Hadaba kharashkii fanaaniinta loogu tala galay waxa islamarkiiba
dawladu siisay Kooxda fanaaniinta qaranka iyo kuwa Qurba jooga ah
balse kooxda Xidigaha geeska wax kharash ah lama siin ilaa hadana lama
yaqaan wax looga haysto-
si aan arintaa wax uga ogaano ayaan Fanaan ka tirsan kooxda xidigaha
geeska wax ka waydiinay wuxuuna si fudud u yidhi- walaal anaka
lacagtii xaflada june nalama siin laakiin kooxihii kale xaflada ka
horba waa la siiyay-
si aan arintaa u xaqiijino ayaan la xidhiidhnay labadii kooxood ee
kale waxaanay noo sheegeen inay qaateeen
hadaba su,aasha is waydiinta lihi maxay tahay fanaaniinta xidigaha
geeska maxaa looga haystaa lacagtoodii ilayn kuwa kaleba waata la
siiyee?
kooxda xidigaha geeska ma aha shaqaale dawladeed marka 30ka qof ee
kooxda laga reebo laba qof oo kaliya oo mushaharkii dhawaan cukuse ka
jaray
qaranka waxay ugu heesayeen wadaninimo
hadaba lacagtii kooxda xidigaha geesaka waxa Lunsaday Agaasimaha guud
ee warfaafinta iyo Mr Ilkacase iyo Maareeyaha tv-ga oo labaduba musuq
maasuq ku caan baxay?
waxaanan soo bandhigi doonaa lacago farabadan oo ay lunsadeen oo kale
oo aan soo gaadhin cidii lahayd balse banka somaliland ka soo
dhamaatay oo agaasimaha guud iyo maareeyaha tv-gu lunsadeen cadaymo
faahfaana aan hayno.
Hargeisa xogreeb office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured