Fariin Ku Socota Siilaanyo:Marka Aad Soo Baabiiso Lixda Tuulo Ee Beeshada ,Baliga Diiriye Guuleedna Waanu Baabiin,–

0
Sunday August 17, 2014 - 19:01:57 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Ku Socota Siilaanyo:Marka Aad Soo Baabiiso Lixda Tuulo Ee Beeshada ,Baliga Diiriye Guuleedna Waanu Baabiin,–

    cabdle Arab,taas oo ka dhalatay ka dib markii beesha cabdlae Arab ay baliga diiriye guuleed oo degaan ahaan ah degaan cabdle arab ka yagleela tuulo u gaar ah beesha,balse beesha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cabdle Arab,taas oo ka dhalatay ka dib markii beesha cabdlae Arab ay baliga diiriye guuleed oo degaan ahaan ah degaan cabdle arab ka yagleela tuulo u gaar ah beesha,balse beesha
Marka hore waxa aan salaamaay shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan bahda mareegaha ukala gudbiya dhammbaalada bulshada, Waxa beryahan dabe dhegeheen ku cusub baliga diiriye guuleed colaad ka allloosan ee u dhexaysay beesha siilaanyo ,iyo beesha cabdle Arab,taas oo ka dhalatay ka dib markii beesha cabdlae Arab ay baliga diiriye guuleed oo degaan ahaan ah degaan cabdle arab ka yagleela tuulo u gaar ah beesha,balse beesha habarjeclo ayaa diiday oo iyadu ill lix tuulo oo ugaar ah kule deegaanka. Weliba baligana waxa la qoday 1955 waxana qodatay beesha cabdle Arab ee muu ahayn wax ka dhexeeya , iyadoo dowladii riyaale u sexeeday odayaasha in tuulo laga dhigi karo ee aanay ku koobnaanin daaqsi keliya. Marka ay aad soo baabiiso lixda tuulo ee reerkiin ee aad ka dhigto daaqsin anaguna waanu baabiin haddii kale yaali mayno ee damac iska daaya walaalayaa, Fariinta Ku Socota Siilaanyo

1. Madaxweyne tixgeli dugmatiyada ay haysato beesha cabdle ARAB ee riyaale iyo dowladii hore bixiyeen
2. Balaiga cida deegaan u leh waayo is weydii yaa damaca wada .
3. Ka qaad ciidanka aad soo dhigtay meesha oo u dir odayaal dhaqameed annay ku jirin beesha cabdle arab iyo habarjo midna ee ka kooban beelaha kale
4. Adiga laftigaagu ka hadal wax tabasho ayaa jirta oo beesha cabdle arab amaba shacabka kale waxa ay qabaan in aad la socota reerkiin ee is barax sxb 5. Amar soo saar aad ku sheegayso in ay labada qoleba dhigaan hubka inta dhexdhexaadintu socoto FG:dib u xasuus dhaartii aad ku dhaaratay in aad cadaalada ku dhaqayso umada cidna ha u xaglin haku xadkudbin u tudho aakhiradaada walaal
WABILAAHI TOWFIIQ



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured