Wasiirka Caddaaladda Somaliland Oo Furay Kulan Lagu Lafa-gurayo Hanaanka Loo Curinayo Shuruucda Dalka

0
Sunday August 17, 2014 - 19:01:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caddaaladda Somaliland Oo Furay Kulan Lagu Lafa-gurayo Hanaanka Loo Curinayo Shuruucda Dalka

    Hargeysa(Xogreebnewas)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta Hargeysa ka furay kulan lagu lafa guri doono sixitaanka habka loo samayeeyo Sharciyadda Dawladda. Kulankan ayaa inta uu socdo lagu falan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnewas)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta Hargeysa ka furay kulan lagu lafa guri doono sixitaanka habka loo samayeeyo Sharciyadda Dawladda. Kulankan ayaa inta uu socdo lagu falanqaynayaa sida ugu saxsan ee Sharciyada loo curin karo.

Xubno ka socda Golaha Guurtida, Bahda Caddaaladda iyo Xubno ka socda Hay’addaha Dawladda ayaa kulankaasi ka qayb qaadanaya inta uu socdo.

Wasiirka Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, ayaa furitaanka kulanka ka sheegay inay muhiim tahay helitaanka Jid loo maro curinta xeerarka iyo sharciyada wadanka ee hay’addaha kala duwan. Waxa uu sheegay inay muhiim tahay in Xeerarka la barto qaabka loo sameeyo iyo jidka loo marayo/

“Waxaynu doonaynaa inaynu halkan maanta iskula qaadano habkii iyo wadadii xeerku mari lahaa, siiba inagoo muhiimada siinayna xeerarka Xukumaddu soo Unkayso. Hay’addaha dawladda oo dhami waxay baahi u qabi karaan inay xeer samaystaan, markaa markay xeerka dejistaan sidee buu Golaha wasiirada ku gaadhayaa, waa inuu dee jiraa Nidaam qoraal ah oo laga shidaal qaadan karo oo Xeerarkeenu toos u mari karaan” ayuu yidhi Wasiirka Caddalaaddu.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured