Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Kalsoonidii Kala Noqday Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa–.

0
Sunday August 17, 2014 - 18:58:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Kalsoonidii Kala Noqday Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa–.

    Hargeysa-(xogreebnews.com-Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur ayaa waxay ku shaaciyeen inay Kalsoonidii kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com-Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur ayaa waxay ku shaaciyeen inay Kalsoonidii kala Hargeysa-(xogreebnews.com-Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur ayaa waxay ku shaaciyeen inay Kalsoonidii kala noqdeen Xildhibaan Hanad Xaashi , oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa.Kulankan oo Habeenkii Xalay Ahaa ka Qabsoomay Fish And Steak Hotel ayaa ahaa mid ay u dhan yihiin dhamaan Beesha uu ka soo jeedo Xildhibaan Hanad, waxanay ku Shaaciyeen inay Gabi ahaanba Kalsoonidii kala laabteen Xildhibaan Hanad Xaashi, ka dib markii uu ku fashilmay Masuuliyadii loo doortay islamarkaana Habeen iyo Maalinba uu ku hawlan yahay kala Qoqobka iyo kala Qaybinta Beesha uu ka soo jeedo, isaga oo ku Mashquulay Hanti urursi iyo Dano gaar ah waa sida ay Kulankan ka sheegeen.Waa markii ugu horeysay ee Kalsoonida lagala Noqdo Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, Xildhibaan Hanad ayaa waxa uu ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo doortay Caasimada Hargeysa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured