MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA U JAR-MAADAY GOBOLKA AWDAL SOO DHOWEYN BALLAADHAN OO LO QOON-DEEYEY.

0
Sunday August 17, 2014 - 10:22:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA U JAR-MAADAY GOBOLKA AWDAL SOO DHOWEYN BALLAADHAN OO LO QOON-DEEYEY.

    Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka u jar-maaday magaalada boorama.halkaaso la sheegay inuu shaahaadoyin gudoon siin doono ardaydaa jaamacadda camuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka u jar-maaday magaalada boorama.halkaaso la sheegay inuu shaahaadoyin gudoon siin doono ardaydaa jaamacadda camuud Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka u jar-maaday magaalada boorama.halkaaso la sheegay inuu shaahaadoyin gudoon siin doono ardaydaa jaamacadda camuud
dadweyanaha ku nool magaalada boorama ayaa u diyaar garoioobay soo dhoweyn madaxweyne siilaanyo.weriye ka tirsan shabakadda warar ee xogreebnews.com-ayaa la xidhiidhay deegaanka Dila.waxaanay wararku sheegen inay xidhan tahay wadaada oo ay tubban yihiin shacbii aad u badan.
la soco wararka kaso kordha safarka madaxweyne siilaanyo
xogreebnews.com office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured