Wiil uu adeer u yahay Saacid oo horey ugu biirey Daacish, ayaa geeriyoodey.

0
Saturday August 16, 2014 - 16:28:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil uu adeer u yahay Saacid oo horey ugu biirey Daacish, ayaa geeriyoodey.

    Muqdisho(xogreebnews.com-qdDowladda Canada ayaa haatan xaqiijineysa in Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka tagay dalka Canada oo horey ugu biirey xooggaga Daacish ee ka dagaalamaya dalalka Cira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-qdDowladda Canada ayaa haatan xaqiijineysa in Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka tagay dalka Canada oo horey ugu biirey xooggaga Daacish ee ka dagaalamaya dalalka Ciraaq iyo Suuriya in uu Muqdisho(xogreebnews.com-qdDowladda Canada ayaa haatan xaqiijineysa in Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka tagay dalka Canada oo horey ugu biirey xooggaga Daacish ee ka dagaalamaya dalalka Ciraaq iyo Suuriya in uu geeriyoodey.
Wiilkani ayaa lagu magacaabaa Faarax Maxamed Shirdoon, wuxuuna kasoo muuqdey video-yo isaga oo gubaya baasaboorkiisa Canada.Qoyskooda waxa ay ku noolyihiin magaalada Calgary ee dalka Canada
Wuxuu ka mid noqonayaa dhalinyaro badan oo Soomaali ah oo Daacish ku biirey, waxaana dhalinyaradaasi ka mid ah wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured