Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ka Doodaya Ansixinta Xeerka Doorashooyinka Oo Mucaaradku U Hamuusan Yahiin.

0
Saturday August 16, 2014 - 16:18:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ka Doodaya Ansixinta Xeerka Doorashooyinka Oo Mucaaradku U Hamuusan Yahiin.

    Hargaysa(xogreebnews.com-Kalfadhigii 25aad ee mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta Ka furmay xarunta Golaha wakiiladda Somaliland ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Kalfadhigii 25aad ee mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta Ka furmay xarunta Golaha wakiiladda Somaliland ee Hargaysa(xogreebnews.com-Kalfadhigii 25aad ee mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta Ka furmay xarunta Golaha wakiiladda Somaliland ee MagaaladdaHargeysa ayaa manta ansixiyay ajanadaha kalfadhiga 25 aad ee golaha wakiiladda oo ay ku jiraan xeer badan oo xaasxaasiya.
Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo uu Shirgudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiiladda mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa cod gacan taag ku ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 25aad oo ay ku jiraan Xeerka doorashooyinka iyo Diiwaangalinta ,42 xildhibaanayaa Cod Gacan taag ah ku ansixiyay Ajandaha looga Hadlayo Kalfadhiga 25-aad ee Golaha 3 xildhibaan ayaa Diiday 1 xildhibaana uu ka aamusay siddaasna waxay Mudanayaasha Golaha wakiiladdu manta ku ansixiyeen kalfadhigooddii 25 aad.

Xeerarka ku jira Ajandaha Kalfadhiga 25 aad ee golaha wakiiladda ayaa kusoo beegmaya xilli ay dhawaan xisbiyadda mucaaradka ahi ku dhawaaqeen in la dhiso Xukumad ku meelgaadh ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured