Xildhibanada,Cuqaasha iyo Waxgaradka Arab Bari ayaa Tilmaamay in Aanay Marnaba Wax Wada Hadal ah Aanay la Gali-Doonin Waftigani isla Markaasna Aanay Cid Naba u Daba Fadhiisan Doonin Degaankooda.

0
Saturday August 16, 2014 - 16:15:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibanada,Cuqaasha iyo Waxgaradka Arab Bari ayaa Tilmaamay in Aanay Marnaba Wax Wada Hadal ah Aanay la Gali-Doonin Waftigani isla Markaasna Aanay Cid Naba u Daba Fadhiisan Doonin Degaankooda.

    Burco (xogreebnews.com-iyadoo ay Maalintii Shalay ahayd Uu iska Horimaad Baladhan Uu Degaanka Baliga Diiriye Guleed Oo Dhanka Waqooyi ka Xiga Magalada Burco Uu ka Dhaxay isla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco (xogreebnews.com-iyadoo ay Maalintii Shalay ahayd Uu iska Horimaad Baladhan Uu Degaanka Baliga Diiriye Guleed Oo Dhanka Waqooyi ka Xiga Magalada Burco Uu ka Dhaxay isla Burco (xogreebnews.com-iyadoo ay Maalintii Shalay ahayd Uu iska Horimaad Baladhan Uu Degaanka Baliga Diiriye Guleed Oo Dhanka Waqooyi ka Xiga Magalada Burco Uu ka Dhaxay isla Markaasna Sababay Dhaaawac Sadex Qof. ayaa Waxa Habeenkii Xalay ahaa Guuro ku soo Galay Magaladda Burco Wafti ka Socota Xukumada Talada Haysa Oo Uu Horkacayo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland,Taliyaha Ciidanka Milateriga,Taliyaha Ciidanka Asluubta,Wasiirka Cadalada iyo Xildhiban Nacnac ayaa Soo Gaadhay Magaladda Burco.Waftigani ayaa Waxay Markii ay Soo Galeenba Gudaha Magalada Burco ay Galeen Aqalka Martida Burco halkaasi oo ay u hoydeen habenkii Xalay ahaa.

Waftigani Oo ay Ujeedadu ahayd si ay Shabakadda Caalamiga ah Ee Hadhwanaagnews u Xaqijiyeen ilo Wareedyo Lagu Kaalson yahay Sidii ay Beesha Cabdala Arab Ugu Qancin Lahayeen, Sidii Degaankaasi Baliga Diiriye Guleed Looga Dhigi Lahaa Dhul-Daaqsimeed si Loo Fuliyo Go-aankii Aan Marnaba u Cuntamin Beesha Cabdala Arab Ee ahaa in Degaankaasi Uu Noqdo Degaan Lawada Daaqo Oo ah Dhul Daaqsimeed.
Waxaana Waftigani ay Soo Shidaalisay Xukumada Dhexe ay Saaka Waji Gabax Kala Kulmeen Waxgaradka,Cuqaasha iyo Xildhibanada Beesha Arab Bari Ee Gobalka Togdheer Kuwaasi Oo Gabi ahaanba Diiday inay Wada Hadal la Galaan Waftigani ka soo Shidaal Qaatay Xukumada Madaxwayne Silaanyo.Xildhibanada,Cuqaasha iyo Waxgaradka Arab Bari ayaa Tilmaamay in Aanay Marnaba Wax Wada Hadal ah Aanay la Gali-Doonin Waftigani isla Markaasna Aanay Cid Naba u Daba Fadhiisan Doonin Degaankooda.Si Kastaba ha ahatee Waftigani ay Xukumadu usoo Dirtay inay Wada Hadal la Galaan Beesha Degaanka Baliga Diiriye Guuleed Ee Cabdale Arab ayaa la Filayaa in Aanay Marnaba Waxba ka Bedelin Go-aankii ay isla Wada Qaateen Beesha Cabdala Arab Kaasi Oo ah in Degaanka Baliga Diiriye Guleed ay Degamaystaan Beesha Cabdala Arab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured