Laba Ka Mid Ah Shaqalaha Hay`aadda World Vision U Qaabilsan Gobolka Hawd Oo Weerar Gacan Ka Hadal Ah Ku Qaaday,Nin Shaqaale Hore Hay`adda Uga Ahaa Oo Warbaahinta Uga Waramay Sida Mucaawinooyinka Hay`addu Bixiso Loogu Musuq-maasuqo Baligubaddle.

0
Saturday August 16, 2014 - 16:15:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Ka Mid Ah Shaqalaha Hay`aadda World Vision U Qaabilsan Gobolka Hawd Oo Weerar Gacan Ka Hadal Ah Ku Qaaday,Nin Shaqaale Hore Hay`adda Uga Ahaa Oo Warbaahinta Uga Waramay Sida Mucaawinooyinka Hay`addu Bixiso Loogu Musuq-maasuqo Baligubaddle.

    Hargeysa(Xogreebnews)-laba ka mid ah shaqalaha Hay`adda word Visin u qaabilsan Gobolka Hawd ayaa xalay weerar gacan ka hadal ah ku qaaday Aadan Saxar Diid Oo hore uga mid ahaa shaqalaha xarunta Xanaanada Magalada Baligubaddle,kaasi oo maalintii khami

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-laba ka mid ah shaqalaha Hay`adda word Visin u qaabilsan Gobolka Hawd ayaa xalay weerar gacan ka hadal ah ku qaaday Aadan Saxar Diid Oo hore uga mid ahaa shaqalaha xarunta Xanaanada Magalada Baligubaddle,kaasi oo maalintii khamiistii waraysi ka siiyey sida tuuganimada ah ee qaar ka mid ah shaqalaha Hay`adda u leex sadaan raashinka iyo mucaawinooyinka loogu tallogalay in la gaadhsiiyo dadka Jilicsan ee u baahan balse sifo khaldan loo adeegsado isla markaana uu ku dambeeyo gacmo aan ahayn kuwii loogu tallo galay,waraysigaasi oo uu siiyey mareeg wareeda Qarni news.

Hargeysa(Xogreebnews)-laba ka mid ah shaqalaha Hay`adda word Visin u qaabilsan Gobolka Hawd ayaa xalay weerar gacan ka hadal ah ku qaaday Aadan Saxar Diid Oo hore uga mid ahaa shaqalaha xarunta Xanaanada Magalada Baligubaddle,kaasi oo maalintii khamiistii waraysi ka siiyey sida tuuganimada ah ee qaar ka mid ah shaqalaha Hay`adda u leex sadaan raashinka iyo mucaawinooyinka loogutallogalay in la gaadhsiiyo dadka Jilicsan ee u baahan balse sifo khaldan loo adeegsado isla markaana uu ku dambeeyo gacmo aan ahayn kuwii loogu tallo galay,waraysigaasi oo uu siiyey mareeg wareeda Qarni news.


Sida ay xaqiijiyeen dad goob joog ah ayaa sheegay in laba nin oo Hay`adda u jooga gudaha Magalada Baligubaddle ee xarunta Gobolka Hawd ay weerarkan gacan ka hadalka ah ku qaadeen muwaadinkan fikirkiisa iyo waxyaabihii dhaqan xumada ah ee ka jira hanaanka ay WordVisiongobolka wax uga bixiso cabiray,waxana ay halkaasi ugu gaysteenjugoiyo handadaad ,labadan ka mid ka ah shaqaalaha Hay`adda ee weerarkan bahalnimada ah ku qaaday muwaadinkan oo waliba sida uu sheegay qayb ka mid ah mushaharkiisii ay kooxda Hay`adda gobolka u qaabilsan ka dafireen ama ay u diideen ayaa kala ah Naaji Xasan Iyo Cabdi Afshaal,waxana layaab iyo ama kaag noqonaysa oo markhaati u noqonaysa dadka sidan u dhaqmayaa ma noqon karaan shaqaale Hay`adda samafal hadiiba ay dadkii sidan u hadadayaan,waxana ay dadku is waydiinayaan shaqalaha Hay`adda world Vision ma samafalayaal ka shaqeeya Hay`adda samofal baa mise waa maafiyo dadka habeenkii suuqa ku weerara taasi waxa ay u taalaa masuuliyiinta sare sare oo aan ilaa hada dhego jalaq u siin musuq maasuqa hay`adda ee dhinaca Goblka Hawd,inkasta oo ay jiraan kuwo masuuliyiinta laftooda kuwo Hargeysa jooga oo la shaqaysta barnaamijakan xatooyada ah.
Isku soo wada duub oo waxa baryihii ugu dambaysay si ba`an looga qaylinayey musuqa ka jira muwaawinooyinka ay ka fuliso Hay`addu Gobolka kaasi oo suuq madaw lagu iibiyo oo dib loogu soo daabulo baabuur si loogu iibiyo suuqyada magalada Hareysa,halka dadkii baahnaa ee loogu tallo galay laga soo leex sanayo,ilaa hadana ma jirto tallaabo ay Hay`addu ka qabatay Arrintan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured