Mudaharaadyo Waaweyn Oo Maalintii Jimcaha Gilgilay Magaalada Jabuuti (Daawo Sawirada)

0
Saturday August 16, 2014 - 16:07:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaadyo Waaweyn Oo Maalintii Jimcaha Gilgilay Magaalada Jabuuti (Daawo Sawirada)

    Jabuutixogreebnews.com- Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 15-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuutimudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la furaayo mucaaradka. Mudahara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuutixogreebnews.com- Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 15-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuutimudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la furaayo mucaaradka. Mudaharaadkan oo ay iskugu soo baxeen dadweyne aad u tiro badan waxa Jabuutixogreebnews.com- Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 15-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuutimudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la furaayo mucaaradka. Mudaharaadkan oo ay iskugu soo baxeen dadweyne aad u tiro badan waxa uu ka kala dhacay xaafado dhowr ah oo guud ahaan ka tirsanmagaalo madaxda Jabuuti Sida;

Balabala-Caadi

Kartiile

Xumbule

Sheekh-Muuse

Waxa ay ku dhawaqyeen hal ku dhigyo guud ahaan tilmaamayay inay ku rabaan wada hadalo dhab ah oo uu Madaxweyne Geelle la furo USN-ta iyo inay rabaan cadaalad iyo furfurnaan siyaasadeed oo ka hirgasho dalkooda.

yy1234




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured