Xukuumadda Siilaanyo : Saarka Dhaantada Fanaaniinta Kililka 5aad, Ficiltankeeda Fannaaniinta Geeska iyo Dhaawaca ka soo gaadhay Madaxweyne lagu Doortay Gudaha Dalka; Saddex aan Is-qaban–

0
Friday August 15, 2014 - 19:23:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Siilaanyo : Saarka Dhaantada Fanaaniinta Kililka 5aad, Ficiltankeeda Fannaaniinta Geeska iyo Dhaawaca ka soo gaadhay Madaxweyne lagu Doortay Gudaha Dalka; Saddex aan Is-qaban–

    Hargeysa(xogreebnews.com-=Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-=Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha Hargeysa ( xogreebnews.com-=Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo
hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha
Geeska kuwaas oo ah faniin ku adag qaranimada iyo Jiritaanka
Somaliland.Waxa maanta deegaanka Saax-dheer oo katirsan gobolka laascaanood lagu
doortey madaxweyne Cusub oo ay caleemo saareen kooxda maleeshiyada ah
ee KHAATUMO . Xukuumadan ayaa ku foogan in ay umadeeda iyo shacbigii
Somaliland Laficiltanto iyadoo imikana sigaara ula ficiltameysa Kooxda

xidigaha geeska oo Soo nooleeyey Fankii lagu yaqaan Hargeysa iyo guud
ahaanba Somaliland. Xukuumaddan haatan sii socota ee taagta dareysey ayaa kooxdan ku
heysta barnaamijyo ay tvyada madaxa banaan uqabteen taasi oo ay
Maamulku waliba Raaligalin kabixiyeen . Waxa wax lalayaabo ah
xukuumaddani maxay marka hore u ogaan weydey 30 ka kamaradood ee sida
tooska Madaarka Hargeysa looga soo dijey taasi oo ay si cad ugu soo
fasaxeen.
Xukuumadda ayaa bilowdey qorshe cusub oo ay kula ficiltameyso
Fanaaniinta kooxda xidigaha geeska taasi oo ay dalka Ethopia ka
dalbadeen Fanaaniin laga soo abaabuley kililka shanaad waxaana
uyeedhey Xukuumadan Siilaanyo .
Isku soo wada duuboo waxaan isba laheyn Xukuumadda Siilaanyo: Saarka
Dhaantada Fanaaniinta Kililka 5aad, Ficiltankeeda Fannaaniinta Geeska
iyo Dhaawaca ka soo gaadhay Madaxweyne lagu Doortay Gudaha Dalka;
Saddex aan Is-qaban Xukuumada dalkeeda badh laheysto ayaa
ficiltankeedii kusoo koobmay inay kaliya la ficiltanto Fanaaniintan oo
ah kooxdii ugu horeysey ee Qadiyadooda Cadeeyey in ay Somaliland
yihiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured