Halwgalka hub ka dhigista oo galaaftay idaacado ku yaala Muqdisho.

0
Friday August 15, 2014 - 19:16:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halwgalka hub ka dhigista oo galaaftay idaacado ku yaala Muqdisho.

    Muqdisho(xogreebnews.com-Halwgalka hub ka dhigista ee ka socda caasimadda ayaa galaaftay labo idaacadood oo iyagu afka ku taageerayay hogaamiye kooxeedyada hubka laga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Halwgalka hub ka dhigista ee ka socda caasimadda ayaa galaaftay labo idaacadood oo iyagu afka ku taageerayay hogaamiye kooxeedyada hubka laga Muqdisho(xogreebnews.com-Halwgalka hub ka dhigista ee ka socda caasimadda ayaa galaaftay labo idaacadood oo iyagu afka ku taageerayay hogaamiye kooxeedyada hubka laga dhigayay. Ciidamada waxa ay albaabada isugu dhufteen Radio Shabelle iyo Radio Sky oo uu hal qof isla leeyahay, kuwaasi oo muddo dheer dowladda ku afuufayay dacaayado iyo warar kala duwan oo dowladda looga been abuuranayo. Waxa ay ciidamada xireen 20 ka tirsan shaqaalaha labada raadiye, iyo waliba agaasimaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured