MUDAHARAAD GIL-GIILEY QAYBO KA MID AH MAGAALADA LAAS-CAANOOD MAXAA SABABAY?

0
Thursday August 14, 2014 - 19:12:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUDAHARAAD GIL-GIILEY QAYBO KA MID AH MAGAALADA LAAS-CAANOOD MAXAA SABABAY?

    Laas-caanood-(xogreebnews.com-Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka istaadhmay mudaharaad iyo isu-soo bax aan aad u abaabaulayn balse habaqle ahaa oo lagu taageerayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laas-caanood-(xogreebnews.com-Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka istaadhmay mudaharaad iyo isu-soo bax aan aad u abaabaulayn balse habaqle ahaa oo lagu taageerayay Laas-caanood-(xogreebnews.com-Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka istaadhmay mudaharaad iyo isu-soo bax aan aad u abaabaulayn balse habaqle ahaa oo lagu taageerayay Cali Khaliif Galaydh oo maanta loo cumaamadey Hogaamiyaha (madaxweynaha) maamulka maleeshiyada Khaatumo. Cali khaliif ayaa ku sugan Tuulada Saax-dheer oo ah goobta lagu doortay Hase yeeshee tiro dada oo Dumar iyo caruur u badan ayaa mudaharaad taageero ah isagu soo baxay magaalada laascaanood Gudaheeda siiba agagaarka suuqa weyn ,dadkaas oo aakhirkii ay ciidamada Booliiska Somaliland kala didiyeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured