Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday

0
Thursday August 14, 2014 - 16:34:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday

    Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday Waxaa lasoo Afmeeray Doorashashada Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kale Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday Waxaa lasoo Afmeeray Doorashashada Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kale Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel iyo Pro Cali Khaliif Galaydh.Doorashad oo Saaka Bolaabatay ayaa Waxaa ugu Danbayn ku Guulaystay Pro Cali Khaliiuf Galaydh Waxaana Hada ka Socota Madasha Shirka
Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday Waxaa lasoo Afmeeray Doorashashada Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kale Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel iyo Pro Cali Khaliif Galaydh.Doorashad oo Saaka Bolaabatay ayaa Waxaa ugu Danbayn ku Guulaystay Pro Cali Khaliiuf Galaydh Waxaana Hada ka Socota Madasha Shirka Dabaadegyo Waa Wayn.
Cali Khaliif ayaa helay Cod Aqlabiyad ah 21 Cod Halka Uu helay Musharax Indha-sheel 10 Cod Oo kaliya Sidaas Waxaa madax Wayne Ku noqday Cali khaliif,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured