Maafiyaddi Saxaafadda Iyo Mooryaanti Suugaantu oo Iskugu Bahaystaan Abwaan Cabdi Good!

0
Thursday August 14, 2014 - 11:48:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maafiyaddi Saxaafadda Iyo Mooryaanti Suugaantu oo Iskugu Bahaystaan Abwaan Cabdi Good!

    Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalmahan si weyn dagaal qaawan loogu qaaday abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed cabdi good,kaaso wax loogu dhimmaayo sheekhsiyadda,abwaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalmahan si weyn dagaal qaawan loogu qaaday abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed cabdi good,kaaso wax loogu dhimmaayo sheekhsiyadda,abwaanka

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalmahan si weyn dagaal qaawan loogu qaaday abwaanka caanka ah ee soomaaliyeedcabdi good,kaaso wax loogu dhimmaayo sheekhsiyadda,abwaanka oo ah mid intaa badan si faah-faahsan uga hadlaa taarikhda isir-raaca soomaalida.kuna foogan soo nooleynta sum-cadda soomaalida,oo ah mid hadda kala fogaaneysaa. Abwaan cabdi good waxaa u caanka yahay inuu soo daayo barnaamijyo tiro badan,kuwaaso ka hadlaayo taarikhda faca weyn ee ay lahayd ummadda soomaaliyeed.

Hadaba aanigoon jacey u qabin in aan u jawaabo kooxaha isku maxaaf-sadaa ee loo yaqaan maafiyada saxaafadda iyo mooryaanta fanka.waxaa in badan degellada mareegaha qaarkood ku arkaayey nin caadeystay cadaawadda shacabka Somaliland iyo cidkasta oo aan ahayn qabiilka uu sheegto.aan dul-istaago dhaqaannada uu caanka ku yahay Daahir calasow oo ah nin dhalinyaro ah kaaso ku nool dalalka qurbaha ah, lacago badanna ku qaata sum-cad ka dilista siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland iyo cid kastaa oo kasoo jeedda beelaha kale.waxaana xasuus kugu filan wax yaabbo anay habooneyn inuu ku dhaqmo qof sheeganaaya suxufi.waxaa aan si gaar ah u taaban karnaa dhawr qodob oo u ku dhaqmay suxufi isku sheegani.

1 .waxaa uu dhowaan bogga beenta iyo munaafaqad wanaagga ee uu maamulo Daahir calasow lagu daabacay dagaal qaawan oo lagu kala safanaayo beesha u kasoo jeedo ee habar-gidir iyo biyo maal ,waxaana uu faafiyeey cadaawad badheedh ah taaso lid iyo dirir u kala soo hor jeeday beesha biyo maal bin-axmed waxaana uu been abuur iyo naxli badan kula dul-kuffay ,siyaasiyiin iyo ganacsato badan oo kasoo jeeda beesha isaaq waxaana hadalada uu ku qoro web-ka beenta ka mid JABKII KASOO GAADHAY BEESHA BIYO MAAL DAGAALKA IYOCIIDAMADA BEESHA HABAR-GIDIR OO ISKA-XOREEYEY BIYO MAAL, OO KA GURAYAF-GOOYE .Ceeb caleeg ma waxaa-suu qoraa qof sheenaaya suxufi.

2:Daahir calasow waxaa uu noqday suxufi qabiil oo aanay aqooni u dheereyn,qaarka mid ah dadka qurba jooga ee aqoonta badan u lehi waxay u yaqaanaan nin waalan oo aan guri wanaag-san kusoo korin.

3:waxa intaa badan loogu yaqaana ma xishoode wax walba ku hadla waa cunsuri kala faaqida beelaha walaalah ah ee wadaaga magaca soomaaliyeed. Aan u soo noqonno dulucda maqaalkan waxaa wax laala yaabo ah in aay is bahaysi sammeeyan dad isku sheegaya suxufi iyo fanaaniin kuwaaso aan moodaayey inay intaas ka weyn yihiin oo ah fanaaniin aan ku horeeyo. Xuseen shire jooqle waxaan aamin sanaa inuu yahay fanaan-soomaaliyeed oo aanu ahayn fanaan qabiil.waxaan daawaday kamaro uu iska qaaday oo u la dooday abwaanka caanka ahaa ee cabdi good,wuxuuna cun-surinimaddu ku kaliftay inuu magaalada uu ku dhashay,abwaan cabdi good ee Burco ku tilmaamo Tuulo.Waxaana laga dhaadhan-sanaayeey hadalka fanaankaaso aan aad u jeclaa ummadda Somaliland-na aad u dhegeysan jirtay,inuu caayo isirka dadka uu ku nool waxaa uu ugu yeedhay WAQOOYIGA soomaaliya.

Hadaba waxaa la odhaan karaa sixin wax uu sheegga Daahir calasow ayaa Xuseen shire ka xummeeyey taarikhda fanka ,waxaay xatta ka xishoon waayey aayadaha qu”raanka kariimka ah oo ay dacaayad islahayeen ka dhigtaa dacaayad,wuxuuna meesha ka saaray siiq-da lo akhriyo aayadaha qu”raanka oo alle sum-xaana tacaale ee inuu fudeydiiyeey barashadiisa .

Aanu lama yaabani wiilka af-lagaada ku ceesha balse .waxaan leeyahay xuseen shire saaxib iska hubi dabiinada colaadeed ee lagu dhigaayo,waayo adigu waxaad tahay fanaan soomaaliyeed.

Dhiri–gelin waxaan jecelay inaan halkan mahad alle ayaa leh ,balse aan u jeedinayaa abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed ee cabdi Good oo ah nin wax badan ka og taarikhda faca weyn ee soomaalida waxaanan ku leeyahay saaxib haa u joojin xaasidiinta kula daba-taagan dacaayadaha raqiiska ah ee bilaa sababta ah.waanan hubaa inaad tahay halyeey soomaaliyeed .wax yaabaha aan kugu taageero amma aan ka faa”iidey waxaa ka mid ah taarikhda boqortooyadda ajuuraan oo ahayd mid aad si sax ah uga hadaashay…la soco qaybo danbe

Qalinkii

Cabdi Casiis Bashiir Nuur

Tel :4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured