Wadamada Deriska Ah Oo Maamulka Siilaanyo U Aqoonsaday Koox Argagixiso Iyo Budhcad Isugu Jirta Oo Masiirkii Shacabka Somaliland Xabaal Ku Riday.–

0
Wednesday August 13, 2014 - 16:38:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamada Deriska Ah Oo Maamulka Siilaanyo U Aqoonsaday Koox Argagixiso Iyo Budhcad Isugu Jirta Oo Masiirkii Shacabka Somaliland Xabaal Ku Riday.–

    Hargesa(xogreebnews.com-Tan iyo Maalintii Siilaanyo soo dhisay dawladiisii ugu horeysey bishii july 2010,ayey markiiba ka biyo diideen wadamada deriska ah ee Ethiopia iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargesa(xogreebnews.com-Tan iyo Maalintii Siilaanyo soo dhisay dawladiisii ugu horeysey bishii july 2010,ayey markiiba ka biyo diideen wadamada deriska ah ee Ethiopia iyo
Hargesa(xogreebnews.com-Tan iyo Maalintii Siilaanyo soo dhisay dawladiisii ugu horeysey bishii july 2010,ayey markiiba ka biyo diideen wadamada deriska ah ee Ethiopia iyo Djabuuti,iyagoo dawladaasi ka dhex arkay xubno looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin argagixisada caalamiga ah khaasatan alshabaab. Ilaa waqtigaasi Siilaanyo qabtay talada Somaliland mar keliya ma hagaagin xidhiidhka Maamulka Siilaanyo iyo wadamada deriska ihi waxaana luntay dhamaan kalsoonidii io xidhiidhkii soo jireenka ahaa.Dawladaha deriska ah ee Ethiopia iyo Djabuuti ayaa aaminsan in Maamulka Siilaanyo god dheer ku ridey masiirkii,rajadii ,iyo sharaftii Shacabka masaakiinta ah ee reer Somaliland,waxay kale oo aaminsan yihiin in xubno ka tirsan maamulka Siilaanyo khatar ku yihiin nabad gelyada geeska Africa iyo dhamaan caalamkaba.Ethiopia iyo Djabuuti ayaa xidhay xuduuda dhulka ee ay la wadaagaan somaliland kadib markii dad argagixiso ahi oo ka yimid dhinaca somaliland ay qaraxyo ka geysteen caasimada dalka Djabuuti.Maamulka Siilaanyo ayaa ku guul dareystey in ay dalalka deriska ah heshiis la galaan xadka lagu furayo,Dawladaha Ethiopia iyo Djabuuti ayaa maamulka Siilaayo u sheegay in aan xadka la fureynin ilaa inta laga hubinayo bal inta uu gaadhsiisan yahay xidhiidhka u dhexeeya Argagixisada iyo maamulka Siilaanyo.Wadamada Deriska Ayaa Maamulka Siilaanyo U Aqoonsaday Koox Argagixiso Iyo Budhcad Isugu Jirta Oo Masiirkii Shacabka Somaliland Xabaal Ku Riday.
Somalilandcitizen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured