Xildhibaano Ka Tirsa Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Feedh Iskala Daalay Arrimo Qabyaaladeed Awgeed.

0
Tuesday August 12, 2014 - 19:15:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano Ka Tirsa Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Feedh Iskala Daalay Arrimo Qabyaaladeed Awgeed.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaawac culus oo wajiga ku dhuftay Xildhibaan C/laahi Balaaki kadib markii ay isku af-dhaafeen Kaftan ku dhex maray siyaasadda Habar Magaadlayta ee u dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaawac culus oo wajiga ku dhuftay Xildhibaan C/laahi Balaaki kadib markii ay isku af-dhaafeen Kaftan ku dhex maray siyaasadda Habar Magaadlayta ee u dhaxaysa Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaawac culus oo wajiga ku dhuftay Xildhibaan C/laahi Balaaki kadib markii ay isku af-dhaafeen Kaftan ku dhex maray siyaasadda Habar Magaadlayta ee u dhaxaysa Xukuumadda iyo Mucaaradka. golahaDagaalka labada Xildhibaan ayaa ka dhashay kadib markii Xildhibaan Balaaki aflagaadeeyey siyaasada Habar magaaldlaynta, taasoo ay Xildhibaan Ibraahim Kacan iyo taageersan yihiin, waxaana markiiba bilaabmay gacan qaad uu Ibraahim Kacaan Seesar la tiigsaday Balaaki, kaasoo wajiga kaga dhacay. Qof goob jooge ka ahaa dhacdadan oo ka dhacday Xafiiska Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in Xildhibaan Balaaki six un wajiga uga dhaawacmay isla markaana dhiig xab badani ku dhacay. Xildhibaan Balaaki ayaa loola cararay Cisbitaalka Guud ee Hargeysa oo aan ka fogay xarunta Golaha wakiiladda, halkaas oo loo geeyey sidii dhiiga loo joojin lahaa. Siyaasadda Habar magaadlaynta ah ayaa si xawli ah loogu kaftamaa goobaha la isugu yimaado, waxaanay dadku u kala saftaan kuwo taageersan iyo kuwo ka soo horjeeda, iyadoo lagu kala magacaabo markaaba kooxahaas Mucaarad iyo Muxaafad kolba qofku dhinaca uu raaco



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured