Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Xidhay Xuduudka Ay La Leedahay Jabuuti & Dareenada Ku Xeeran

0
Tuesday August 12, 2014 - 18:59:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Xidhay Xuduudka Ay La Leedahay Jabuuti & Dareenada Ku Xeeran

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka si rasmi ah u xidhay xuduudka ay la leedahay Jabuuti, iyadoo ku sababaysay sugida Amaanka, waxaanay sheegtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka si rasmi ah u xidhay xuduudka ay la leedahay Jabuuti, iyadoo ku sababaysay sugida Amaanka, waxaanay sheegtay Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka si rasmi ah u xidhay xuduudka ay la leedahay Jabuuti, iyadoo ku sababaysay sugida Amaanka, waxaanay sheegtay in aanay ka soo gali Karin kana gudbi Karin Dad iyo Baabuur sharci darro ahi Badhasaabka Gobolka Salel, Taliye ku-xigeenka Laanta Socdaalka Somaliland iyo saraakiil kale oo ku sugan magaaladda Lawyacdo ee Xuduudka Somaliland ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey ku sugnaa magaaladaasi, waxaanay saaka ku dhawaaqeen in ay xidheen xuduudka Somaliland. Dawladda Jabuuti ayaa hore u xidhatay Xuduudka ay la wadaagto Somaliland, iyadoo ku sababaysay inay ku sugayso amaanka Dalkeeda, hase yeeshee Xukuumadda Somaliland oo wadahadalo kala yeelatay sidii loo furri lahaa ayaa iyana maanta dhinaceeda Xidhatay.Somaliland ayaa arrintan sabab uga dhigtay inay xoojisay Amaanka xuduudka ay la leedahay Dalka Jabuuti isla markaana ay amartay in aan laga soo gali Karin.Ma cada sababta rasmiga ah ee ay Somaliland u xidhatay inay tahay mid dhinaca Amaanka ah iyo in ay tahay arrimo siyaasadeed oo u dhaxeeya iyada iyo Jabuuti, taasoo beryahan danbe aad loo hadal hayey inay Somaliland ka biyo diidsan tahay Hab-dhaqanka Dalalka Jaarka ahi ku xidheen Xuduudka ay la wadaagaan Somailand, inkastoo madaxda Somaliland markii ugu horaysay ku taageereen in lagu sugo amaanka balse wakhtigii ay filayeen in dib loo furro uu ku dheeraaday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured