"Xaabsade Sidan Dan-baa Tidhi...Faarax Nuur Ayaa Laga Hayey "Rag Kaa Faqay Rafiiiq Nimaad Tihiin Talo Lagaa Reebay".......Cali Guray

0
Tuesday August 12, 2014 - 07:47:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xaabsade Sidan Dan-baa Tidhi...Faarax Nuur Ayaa Laga Hayey "Rag Kaa Faqay Rafiiiq Nimaad Tihiin Talo Lagaa Reebay".......Cali Guray

    Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), oo ka hadlay tegitaanka Xaabsade ee Puntland inay keentay duruuf siyaasadeed iyo talo maroorsi ku salaysan Siyaasad-xumo ka t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), oo ka hadlay tegitaanka Xaabsade ee Puntland inay keentay duruuf siyaasadeed iyo talo maroorsi ku salaysan Siyaasad-xumo ka timid Xukuumadda uu hogaamiyo Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), oo ka hadlay tegitaanka Xaabsade ee Puntland inay keentay duruuf siyaasadeed iyo talo maroorsi ku salaysan Siyaasad-xumo ka timid Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo.Cali Guray waxa uu sheegay inaanu Xaabsade la yaab lahayd, balse waxa uu tilmaamay inay sidan dani baday, waxaanu sidaas ku sheegay Bogiisa bulshada uu kala xidhiidho, isagoo arrintaas ku sifeeyey Tix gabay oo uu leeyahay Abwaanka Faarax Nuur, waxaanu yidhi "Xaabsade in dib uu Puntland ugu noqdo dan baa tidhi. Anigu lama yaabani waayo waxa la yidhi "nin rag ah tag lama yidhaa ee wax uu ku tago ayaa la tusaa".

Xaabsade wax uu ku tago waa la tusay rag kalena way jiraan, goor ay tagaanba inay waa la doonayaa in ay tegi iyo in kale se mooyi.Run iyo been mid ay tahay ma hubo laakiin Fuad Aden Cade oo 23 sanadood mar keliya Somaliland ka tegin waa la sheegayaa. Hadii ay run tahay sheekadu waa ka waawayn, Somaliland bal intii maqnayd daaye intii wada joogtay, malaha waa sida la rabo eh, miyaanay kala dhaqaaq ahayn.Waxa la idhi rag sedex baa ugu liita:
- Nin jooga oon la tirsan
- Nin maqan oon la tebin
- Iyo nin tegaya oon la oolin
AHN eh Faarax Nuur isna waxa laga hayaa,;
RAG KAA FAQAY RAFIIQ NIMAA TIHIIN TALO LAGAA REEBAY
MEEL AAN LAGAA RABIN INDHAHA LALAMA SII RAACO"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured