siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

0
Monday August 11, 2014 - 20:09:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

    Hargeisa(xogreebnews.com-siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

Garoowe(xogreebnews.com-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Maalinti shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasumadda Dowladda Puntland ayaa Maanta hoyga uu dagan yahay Qado sharaf ugu sameeyay Masuuliyiinti iyo qaar kamid ah dadwaynihi ka qayb qaatay soo dhaweynti loo sameeyay .

Masuuliyiinti ka qayb galay Casumaada ayaa waxaa kamid ahaa Saraakil katirsan Madaxtooyada dowladda Puntland,Xildhibaano,Saraakil ciidan,waxgarad,aqoonyahano iyo dadwayne kale .

Qadada kadib Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa dhamaanba dadkii ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa uga mahadceliyay isagoona sheegay in Puntland ay tahay Hoygiisi,shacabka iyo dowladana waxa uu ugu baaqay ka shaqaynta midnimada iyo wadajirka Puntland.IMG_6393IMG_6380IMG_6382IMG_6389 (1)IMG_6391




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured