Ciidamada Siilaanyo Sameynayo(OPU)Maaha Ciidan Shidaal Ilaalin Ee Waa Ciidan Loogu Talo Galay In Shacabka Lagu Cabudhiyo Marka Doorashada Madaxtooyada Dib Loo Dhigo.–

0
Monday August 11, 2014 - 20:01:25 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Siilaanyo Sameynayo(OPU)Maaha Ciidan Shidaal Ilaalin Ee Waa Ciidan Loogu Talo Galay In Shacabka Lagu Cabudhiyo Marka Doorashada Madaxtooyada Dib Loo Dhigo.–

    Hargeisa(xogreebnews.com-caalamka ayaa Maamulka Siilaanyo u diidey in ay sameystaan ciidan aan sharciga caalamka waafaqsanayn oo aan la jaanqaadi karin nabadgelyada geeska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-caalamka ayaa Maamulka Siilaanyo u diidey in ay sameystaan ciidan aan sharciga caalamka waafaqsanayn oo aan la jaanqaadi karin nabadgelyada geeska
Hargeisa(xogreebnews.com-caalamka ayaa Maamulka Siilaanyo u diidey in ay sameystaan ciidan aan sharciga caalamka waafaqsanayn oo aan la jaanqaadi karin nabadgelyada geeska africa iyo caalamkaba,waxayna beesha caalamku la yabeen ujeedada maamulka Siilaayo ku keenay ama ka leeyahay in ay sameeyaan ciidan ka madaxbanaan ciidamada Militeriga iyo Booliska waxayna beesha calaamku u arkaan ciidan kasta oo aan sharci ahayni in uu mandaqada ku celinayo dagaaladii sokeeye ee 1991 iyo 1994--1997.Maamulka Siilaayo ayaa u gogol xaadhanaya Mudo kordhin 2-3 sano ah,waxayna ku talo galeen in aan doorasho dalka ka dhicin haday tahay mid madaxtooyo iyo haday tahay mid baarlamaan.Si hadaba taasi ugu hirgasho Maamulka siilaanyo ayaa ku talo galay in ay sameeyaan ciidamo calooshood u shaqeystayaal ah oo u daacad ah oo ay kaga hortagaan kacdoon shacbi marka doorashada dib loo dhigo,waxaana hubaala in ciidamadaasi horseedi doonaan dagaalo sokeeye oo dalka ka curta iyo dhiig badan oo daata.Ciidamada Siilaanyo Sameynayo(OPU)Maaha Ciidan Shidaal Ilaalin Ee Waa Ciidan Loogu Talo Galay In Shacabka Lagu Cabudhiyo Marka Doorashada Madaxtooyada Dib Loo Dhigo.
Xusuus:- Puntland ayaa hore ula heshiisey Shirkada Saracen oo ah calooshooda u shaqeystayaal Konfur African ah oo lagu eedeeyey inay ku xadgudbeen cunaqabatayntii hubka ee Somaliya.Somalilandcitizen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured