Wasiir Samaale oo Saaka Koox Wasiiro ah Ku War-geliyey in Miisaaniyad Wasaaradahooda Qaybo Laga Jari Doono Ololaha Madaxtinimada Lagu Gelidoono Lacagaha Laga Jaro iyo Xisbiyada Mucaaradka oo Ka Dhoy La.

0
Monday August 11, 2014 - 19:39:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Samaale oo Saaka Koox Wasiiro ah Ku War-geliyey in Miisaaniyad Wasaaradahooda Qaybo Laga Jari Doono Ololaha Madaxtinimada Lagu Gelidoono Lacagaha Laga Jaro iyo Xisbiyada Mucaaradka oo Ka Dhoy La.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Sida ay sheegeen qaar ka tirsan wasiiradii saaka kulanka kula yeeshay wasiir samaale xafiskiisa ayaa sheegay in wasiirku ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Sida ay sheegeen qaar ka tirsan wasiiradii saaka kulanka kula yeeshay wasiir samaale xafiskiisa ayaa sheegay in wasiirku ku

Hargeisa(xogreebnews.com-Sida ay sheegeen qaar ka tirsan wasiiradii saaka kulanka kula yeeshay wasiir samaale xafiskiisa ayaa sheegay in wasiirku ku war geliyey in uu doonayo wasaaradaha dalka oo dhan in uu kala badh ka jaro miisaaniyada la siiyo,isagoo sheegay wasiir samaale in lagu galayo lacagaha lag jarayo wasaaradahaasi in lagu galayo ololaha doorashada madaxtinimada ee sanadka 2015-ka.

Xukuumada siilaanyo ayaa waxay doonaysa inay ololaha ku gasho oo ay ku ololayso hantida umada ,ee laga ururiyey hooyooyinka masaakiinta ah, ee subax kasta ku soo kalaha iibinta waxoogaa tamaandhada.

Xisbiyada mucaaradka ayaan ilaa hada u muuqda qaar aan waxba kala socon qorshayaasha qarsoon ee xukuumada siilaanyo doonayso inay ku gasho ololaha doorashada madaxtinimada ee sanadka 2015-ka

Xogreebnews.com office

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured