Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedaha Xisbiyadda Mucaaradaka Iyo Madasha Wadatashigu Shalay U Jeediyeen Xukumadda

0
Monday August 11, 2014 - 19:35:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedaha Xisbiyadda Mucaaradaka Iyo Madasha Wadatashigu Shalay U Jeediyeen Xukumadda

    Hargeysa(xogreebnews.com-— Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ka jawaabay Eedaha Xisbiyadda mucaaradaka iyo Madasha wadatashigu shalay u jeediyeen Xukumadda,kuwaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-— Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ka jawaabay Eedaha Xisbiyadda mucaaradaka iyo Madasha wadatashigu shalay u jeediyeen Xukumadda,kuwaasi Hargeysa(xogreebnews.com-— Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ka jawaabay Eedaha Xisbiyadda mucaaradaka iyo Madasha wadatashigu shalay u jeediyeen Xukumadda,kuwaasi oo ku aadanaa inaan Xukumaddu wadin qorshihii doorasho ku qabsoomi lahayd sanadka soo socda. Shir jaraa’id oo Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye xigeenka 1-aad Maxamed Kaahin Axmed iyo Gudoomiyaha Golaha dhexe Jaamac Shabeel wada jir ugu qabteen Xarunta Xisbiga ee Hargeysa waxay ku sheegeen in Xisbiga Kulmiye iyo Xukumadda ay ka go’an tahay qabashada doorashada wakhtigeedii, hase ahaatee haddii ayba qabsoomi waydo aanay suuro gal ahayn dhisida Xukumad ku meel gaadh ah oo mucaaradku soo jeediyay. Gudoomiyaha Kulmiye waxa uu sheegay in Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah, Komishanka Doorashooyinka, Xukumadda iyo Qaadhaan Bixiyeyaashu ka wada shaqaynayeen Qabsoomida Doorashada islamarkaana ay wada saxeexdeen in doorashada wakhtigoodii la qabto, isagoo sheegay inaanu garanayn meesha uu wakhtigan ka yimid walaaca Mucaaradku.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured