Xukuumada Somaliland Oo Madaarka Hargaysa Ka Hirgelinaysa Xarun Caafimaad Oo Loogu Tala Galay In Lagaga Baadho Dadka Soo Degaya Xanuunka Halistah Ee Ebola

0
Sunday August 10, 2014 - 19:06:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Madaarka Hargaysa Ka Hirgelinaysa Xarun Caafimaad Oo Loogu Tala Galay In Lagaga Baadho Dadka Soo Degaya Xanuunka Halistah Ee Ebola

    Hargeysa(xogreebnews.com-Iyadoo Ay Isa Soo Tarayso Cabsida Laga Qabo Xanuunka Khatarta Ah Ee EBOLA, Ee Ka Dilaacay Galbeedka Qaarada Afrika, Islamarkaana Ku Baahay Dalal Badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Iyadoo Ay Isa Soo Tarayso Cabsida Laga Qabo Xanuunka Khatarta Ah Ee EBOLA, Ee Ka Dilaacay Galbeedka Qaarada Afrika, Islamarkaana Ku Baahay Dalal Badan Hargeysa(xogreebnews.com-Iyadoo Ay Isa Soo Tarayso Cabsida Laga Qabo Xanuunka Khatarta Ah Ee EBOLA, Ee Ka Dilaacay Galbeedka Qaarada Afrika, Islamarkaana Ku Baahay Dalal Badan Oo Ku Yaala Qaarada Afrika Ayaa Xukuumda Somaliland Ay Madaarka Hargaysa Ka Hirgelinaysaa Xarun Caafimaad Oo Loogu Tala Galay In Lagu Baadho Dadka Ka Soo Degaya Madaarka In Ay Qabaan Xanuunka Halista Ah Ee Ebola .Xarunta Ayaa Waxa Loo Diyaariya Shaqaale Caafimaad Iyo Agabkoodii Iyadoo Lagu Wada In Xadhiga Laga Jaro Todobaadkan Gudihiisa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured